Road Infrastructure Programme Somalia RIPSO

Road Infrastructure Programme Somalia RIPSO MOBILITY, CONNECTIVITY, AND REGIONAL TRADE CORRIDORS

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐€๐†๐€๐€๐’๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐‡๐€๐–๐‹๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€ ๐Ž๐Ž ๐‡๐Ž๐†๐†๐€๐€๐Œ๐ˆ๐๐€๐˜๐€๐˜ ๐–๐€๐…๐ƒ๐ˆ ๐Š๐Ž๐‘๐Œ๐„๐„๐‘ ๐’๐‡๐€๐๐Ž ๐Š๐” ...
07/08/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐€๐†๐€๐€๐’๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐‡๐€๐–๐‹๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€ ๐Ž๐Ž ๐‡๐Ž๐†๐†๐€๐€๐Œ๐ˆ๐๐€๐˜๐€๐˜ ๐–๐€๐…๐ƒ๐ˆ ๐Š๐Ž๐‘๐Œ๐„๐„๐‘ ๐’๐‡๐€๐๐Ž ๐Š๐” ๐“๐„๐†๐€๐˜ ๐Œ๐€๐’๐‡๐‘๐”๐”๐‚๐€ ๐ƒ๐‡๐ˆ๐’๐Œ๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐ƒ๐ƒ๐€๐ƒ๐€ ๐ƒ๐‡๐”๐”๐’๐€๐Œ๐€๐‘๐„๐„๐โ€“๐๐€๐‘๐€๐ƒ๐‡๐ˆ (๐Ÿ”๐ŸŽ ๐Š๐Œ).

๐ƒ๐‡๐”๐’๐€๐Œ๐€๐‘๐„๐ | โ€“ ๐ŸŽ๐Ÿ” - ๐€๐”๐†๐”๐’๐“- ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“

Wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐…๐š๐ซ๐š๐ฑ ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay mashruuca dhismaha waddada laamiga ah ee ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ซ๐ž๐ž๐›โ€“๐๐š๐ซ๐š๐๐ก๐ข (๐Ÿ”๐ŸŽ ๐Š๐Œ), isagoo booqday goobaha ay shaqadu ka socoto, oo ay ku jiraan deegaanka ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ซ๐ ๐ฎ๐ซ iyo Xarunta ๐ƒ๐ข๐›๐ˆ๐š๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐š๐ก ๐๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง ๐‡๐จ๐ฌ๐ญ๐š๐ ๐š, ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐†๐จ๐๐ข๐ง๐ฅ๐š๐›๐ž.

Kormeerka waxaa ku weheliyay Maareeyaha Mashruuca Horumarinta Kaabeyaasha Waddooyinka Dalka (๐‘๐ˆ๐๐’๐Ž) Mudane ๐…๐š๐ซ๐ข๐ฆ๐จ๐ฌ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฆ, Agaasimaha Wasaaradda Hawlaha Guud ee Dowlad Goboleedka Galmudug, masโ€™uuliyiin ka socday shirkadda dhismaha ee ๐€๐‹๐๐€๐’๐‘๐ˆ ๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐š๐ง๐ฒ, la-taliyeyaasha kormeerka ee ๐Š๐Š๐€๐“๐“ ๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ฎ๐ฅ๐ญ ๐‹๐ญ๐, iyo injineerro ka tirsan mashruuca (๐‘๐ˆ๐๐’๐Ž).

Ujeeddada kormeerka ayaa ahayd qiimeynta heerka uu marayo hirgelinta mashruuca, hubinta tayada shaqooyinka socda, iyo xaqiijinta in fulinta mashruucu u socoto si waafaqsan naqshadaha injineernimada, shuruudaha qandaraaska iyo jadwalkii loo qorsheeyay.

Intii uu kormeerku socday, Agaasimaha Guud wuxuu kulan la yeeshay maamulka ALNASRI Construction Company iyo KKATT Consult Ltd, isagoo ka dhageystay warbixinno faahfaahsan oo ku saabsan horumarka shaqada, tayada fulinta, caqabadaha jira iyo qorshayaasha lagu dardargelinayo mashruuca, si loo xaqiijiyo in lagu dhammeeyo waqtigii loo asteeyay iyo heerarka farsamo ee loo dejiyay.

Sidoo kale, wafdigu wuxuu la kulmay bulshada deegaanka, gaar ahaan deegaanka ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ซ๐ ๐ฎ๐ซ, halkaas oo lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta mashruuca, xoojinta amniga, iyo wada-shaqeynta bulshada si loo xaqiijiyo guusha mashruuca. Bulshada deegaanka ayaa dhankooda muujiyay sida ay uga goโ€™an tahay taageeridda iyo ilaalinta mashruucan, iyagoo tilmaamay inuu wax weyn ka tari doono isku socodka, kobcinta ganacsiga iyo horumarinta adeegyada bulshada.

Ugu dambeyn, Agaasimaha Guud ayaa bogaadiyay dadaalka ay wadaan dhammaan hayโ€™adaha iyo shirkadaha ku lugta leh hirgelinta mashruuca, isagoo ku boorriyay in la sii xoojiyo wada-shaqeynta, ilaalinta tayada shaqada, iyo in mashruuca lagu soo gabagabeeyo waqtigii loo qorsheeyay.

Mashruuca Dhuusamareebโ€“Qaradhi (60 KM) oo ka mid ah Mashruuca Horumarinta Kaabeyaasha Waddooyinka Dalka (๐‘๐ˆ๐๐’๐Ž) ayaa door muhiim ah ka qaadan doona horumarinta isku socodka gaadiidka, kobcinta ganacsiga, isku xirnaanta bulshada iyo dardargelinta koboca dhaqaalaha ee Galmudug iyo guud ahaan Soomaaliya.

#๐‘๐ˆ๐๐’๐Ž #๐Œ๐๐–๐‘ #๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ซ๐ž๐ž๐› #๐๐š๐ซ๐š๐๐ก๐ข #๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  #๐ฆ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ซ๐ ๐ฎ๐ซ #๐‘๐จ๐š๐๐ˆ๐ง๐Ÿ๐ซ๐š๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž #๐ˆ๐ง๐Ÿ๐ซ๐š๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ #๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š

__________________________________________________________________
๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐€๐†๐€๐€๐’๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐‡๐€๐–๐‹๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€ ๐€๐˜๐€๐€ ๐’๐‡๐ˆ๐‘ ๐†๐”๐ƒ๐Ž๐Ž๐Œ๐ˆ๐˜๐€๐˜ ๐Š๐”๐‹๐€๐๐Š๐€ ๐๐ˆ๐‹๐‹๐€๐‡๐€ ๐€๐‡ ...
05/08/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐€๐†๐€๐€๐’๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐‡๐€๐–๐‹๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€ ๐€๐˜๐€๐€ ๐’๐‡๐ˆ๐‘ ๐†๐”๐ƒ๐Ž๐Ž๐Œ๐ˆ๐˜๐€๐˜ ๐Š๐”๐‹๐€๐๐Š๐€ ๐๐ˆ๐‹๐‹๐€๐‡๐€ ๐€๐‡ ๐„๐„ ๐ƒ๐€๐๐€๐†๐€๐‹๐Š๐€ ๐Œ๐€๐’๐‡๐‘๐”๐”๐‚๐€ ๐‘๐Ž๐€๐ƒ ๐ˆ๐๐…๐‘๐€๐’๐“๐‘๐”๐‚๐“๐”๐‘๐„ ๐๐‘๐Ž๐†๐‘๐€๐Œ๐Œ๐„ ๐’๐Ž๐Œ๐€๐‹๐ˆ๐€ (๐‘๐ˆ๐๐’๐Ž) ๐„๐„ ๐–๐€๐ƒ๐€๐ƒ๐€ ๐ƒ๐‡๐”๐”๐’๐€๐Œ๐€๐‘๐„๐„๐โ€“๐๐€๐‘๐€๐ƒ๐‡๐ˆ (๐Ÿ”๐ŸŽ๐Š๐Œ).

๐ƒ๐‡๐”๐’๐€๐Œ๐€๐‘๐„๐ | โ€“ ๐ŸŽ๐Ÿ’ - ๐€๐”๐†๐”๐’๐“ - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“ Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐…๐š๐ซ๐š๐ก ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ayaa shir-guddoomiyey kulanka billaha ah ee dabagalka ๐Œ๐€๐’๐‡๐‘๐”๐”๐‚๐€ ๐‘๐Ž๐€๐ƒ ๐ˆ๐๐…๐‘๐€๐’๐“๐‘๐”๐‚๐“๐”๐‘๐„ ๐๐‘๐Ž๐†๐‘๐€๐Œ๐Œ๐„ ๐’๐Ž๐Œ๐€๐‹๐ˆ๐€ (๐‘๐ˆ๐๐’๐Ž) ๐„๐„ ๐–๐€๐ƒ๐€๐ƒ๐€ ๐ƒ๐‡๐”๐”๐’๐€๐Œ๐€๐‘๐„๐„๐โ€“๐๐€๐‘๐€๐ƒ๐‡๐ˆ (๐Ÿ”๐ŸŽ๐Š๐Œ).

Kulanka waxaa kuwehliya Maareeyaha Mashruuca ๐‘๐ˆ๐๐’๐Ž, Mudane ๐…๐€๐‘๐ˆ๐Œ๐Ž๐’ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐Œ, saraakiil ka tirsan Wasaaradda, howlwadeennada mashruuca, wakiillo ka socday shirkadda dhismaha ee ๐€๐ฅ๐ง๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐š๐ง๐ฒ, iyo kooxda kormeerka ee ๐Š๐Š๐€๐“๐“ ๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ฎ๐ฅ๐ญ ๐ฅ๐ญ๐.

Intii uu kulanku socday, waxaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista horumarka shaqooyinka socda, qiimeynta waxqabadka muddadii la soo dhaafay, ka doodista caqabadaha jira iyo xalalka ku habboon, iyo dardargelinta howlaha mashruuca si loo xaqiijiyo in shaqooyinka ay ku socdaan jadwalkii iyo qorshihii loo dejiyey.

Agaasimaha Guud ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa dhammaan dhinacyada mashruuca, isagoo ku boorriyey shirkadda fulinaysa, kooxda kormeerka iyo howl-wadeennada mashruuca inay laba jibbaaraan dadaalkooda si loo xaqiijiyo fulin hufan, tayo sare leh, isla markaana waafaqsan heerarka farsamo iyo jadwalka mashruuca.

Sidoo kale, kulanka waxaa lagu lafaguray qorshayaasha shaqo ee bilaha soo socda, iyadoo xoogga la saaray dardargelinta howlaha harsan, ilaalinta tayada, xoojinta kormeerka joogtada ah iyo xaqiijinta in mashruuca lagu soo gabagabeeyo waqtigii loogu talagalay.

Kulanka ayaa ku soo dhammaaday is-afgarad iyo go'aamo wax ku ool ah oo lagu sii xoojinayo wada-shaqeynta iyo isku-duwidda howlaha mashruuca, si loo dardargeliyo hirgelinta iyo horumarinta kaabeyaasha waddooyinka ee dalka.

_______________________________________________________________________

๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐€๐†๐€๐€๐’๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐‡๐€๐–๐‹๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€ ๐Ž๐Ž ๐Š๐Ž๐‘๐Œ๐„๐„๐‘ ๐’๐‡๐€๐๐Ž ๐Š๐” ๐“๐€๐†๐„๐˜ ๐–๐€๐ƒ๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐ƒ๐‡๐”๐”๐’๐€...
03/08/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐€๐†๐€๐€๐’๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐‡๐€๐–๐‹๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€ ๐Ž๐Ž ๐Š๐Ž๐‘๐Œ๐„๐„๐‘ ๐’๐‡๐€๐๐Ž ๐Š๐” ๐“๐€๐†๐„๐˜ ๐–๐€๐ƒ๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐ƒ๐‡๐”๐”๐’๐€๐Œ๐€๐‘๐„๐„๐โ€“๐๐€๐‘๐€๐ƒ๐‡๐ˆ (๐Ÿ”๐ŸŽ ๐Š๐Œ).

๐ƒ๐‡๐”๐’๐€๐Œ๐€๐‘๐„๐ | โ€“ ๐ŸŽ๐Ÿ‘ - ๐€๐”๐†๐”๐’๐“ - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“ Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐…๐š๐ซ๐š๐ก ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Dhismaha ๐–๐š๐๐๐š๐๐š ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ซ๐ž๐ž๐›โ€“๐๐š๐ซ๐š๐๐ก๐ข (๐Ÿ”๐ŸŽ ๐Š๐Œ), oo ka mid ah ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐š๐›๐ž๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐–๐š๐๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š (๐‘๐ˆ๐๐’๐Ž), Kormaarkaan ayaa waxaa kuwehliya Maareeyaha Mashruuca (๐‘๐ˆ๐๐’๐Ž) ๐Œ๐”๐ƒ๐€๐๐„ ๐…๐€๐‘๐ˆ๐Œ๐Ž๐’ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐Œ iyo qaar kamid ah hawlwadeenada Mashruuca.

Kormeerka ayaa ujeeddadiisu ahayd qiimeynta heerka ee mareeso shaqada wadadda, hubinta tayada shaqooyinka socda, iyo dardargelinta fulinta hawlaha si waafaqsan qorshaha iyo jadwalka mashruuca.

Intii uu kormeerku socday, Agaasimaha Guud wuxuu kulan la qaatay maamulka shirkadda dhismaha ee ๐€๐‹๐๐€๐’๐‘๐ˆ ๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐š๐ง๐ฒ, iyo la-taliyeyaasha kormeerka mashruuca ee ๐Š๐Š๐€๐“๐“ ๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ฎ๐ฅ๐ญ ๐‹๐ญ๐, halkaas oo uu kaga dhageystay warbixinno faahfaahsan oo ku saabsan heerka uu marayo fulinta mashruuca, tayada shaqooyinka socda, caqabadaha jira, iyo tallaabooyinka lagu xaqiijinayo in mashruuca loo fuliyo si waafaqsan heerarka farsamo, shuruudaha qandaraaska iyo jadwalka loo dejiyey.

Mudane ๐…๐š๐ซ๐š๐ก ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ayaa ku bogaadiyey dhammaan dhinacyada ku howlan hirgelinta mashruuca dadaalka ay wadaan, wuxuuna adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo tayada, hufnaanta iyo waqtiga fulinta, maadaama waddadan ay door weyn ka qaadan doonto isku xirka bulshada, kobcinta ganacsiga iyo horumarinta dhaqaalaha deegaanka.

Mashruuca Dhismaha ๐–๐š๐๐๐š๐๐š ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ซ๐ž๐ž๐›โ€“๐๐š๐ซ๐š๐๐ก๐ข (๐Ÿ”๐ŸŽ ๐Š๐Œ), wuxuu qayb muhiim ah ka yahay dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu horumarinayo kaabeyaasha waddooyinka dalka, si loo xoojiyo isku socodka bulshada loona abuuro horumar waara.

#๐‘๐ˆ๐๐’๐Ž #๐Œ๐๐–๐‘ #๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ซ๐ž๐ž๐› #๐๐š๐ซ๐š๐๐ก๐ข #๐‘๐จ๐š๐๐ˆ๐ง๐Ÿ๐ซ๐š๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž #๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š #๐ˆ๐ง๐Ÿ๐ซ๐š๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ.

______________________________________________________________________

๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ

๐Š๐Ž๐‘๐Œ๐„๐„๐‘๐Š๐€ ๐Œ๐€๐’๐‡๐‘๐”๐”๐‚๐€ ๐ƒ๐‡๐ˆ๐’๐Œ๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐ƒ๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐†๐€๐‹๐Š๐€๐‚๐˜๐Ž - ๐‚๐„๐„๐‹๐†๐”๐‹๐€ ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐Š๐Œ.Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawla...
30/07/2026

๐Š๐Ž๐‘๐Œ๐„๐„๐‘๐Š๐€ ๐Œ๐€๐’๐‡๐‘๐”๐”๐‚๐€ ๐ƒ๐‡๐ˆ๐’๐Œ๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐ƒ๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐†๐€๐‹๐Š๐€๐‚๐˜๐Ž - ๐‚๐„๐„๐‹๐†๐”๐‹๐€ ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐Š๐Œ.

Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane ๐…๐€๐€๐‘๐€๐— ๐‚๐€๐๐ƒ๐ˆ๐๐”๐‘ ๐€๐—๐Œ๐„๐ƒ , ayaa booqasho iyo kormeer shaqo ku tagay mashruuca dhismaha waddada ๐†๐š๐ฅ๐ค๐š๐œ๐ฒ๐จ โ€“ ๐‚๐ž๐ž๐ฅ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š (๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐Š๐Œ).

Wafdiga waxaa ka mid ahaa Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Galmudug, Mudane ๐€๐—๐Œ๐„๐ƒ ๐ƒ๐‡๐ˆ๐๐‹๐€๐–๐„ ๐‚๐€๐’๐ˆ๐‘, Maareeyaha Mashruuca RIPSO, Mudane ๐…๐€๐‘๐ˆ๐Œ๐Ž๐’ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐Œ, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud ee Galmudug Mudane ๐Œ๐€๐—๐€๐Œ๐„๐ƒ ๐‚๐€๐๐ƒ๐ˆ ๐‚๐ˆ๐‹๐Œ๐ˆ, Qaar Kamid ah Hawlwadeenadda Mashruuca (๐‘๐ˆ๐๐’๐Ž), wafdigaan waxaa qayb ka ahaa qaar kamid ah Madaxda ๐†๐Ž๐ oo Shaqo isxilqaan ah oo aad uqurxoon kaqabtay wadadda ๐†๐€๐‹๐Š๐€๐‚๐˜๐Ž - ๐‡๐Ž๐๐˜๐Ž ๐Ÿ๐Ÿ”๐ŸŽ๐Š๐Œ iyo masuuliyiin kale oo ka socday shirkadda kormeerka ๐Š๐Š๐€๐“๐“ ๐‚๐Ž๐๐’๐”๐‹๐“ ๐‹๐“๐ƒ.

Kormeerkan ayaa ujeeddadiisu ahayd qiimeynta horumarka shaqada, xaqiijinta tayada fulinta mashruuca, iyo dardargelinta howlaha dhismaha si ay ugu socdaan jadwalkii loo qorsheeyay.

๐Ÿ“ ๐†๐š๐ฅ๐ค๐š๐œ๐ฒ๐จ โ€“ ๐‚๐ž๐ž๐ฅ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š (๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐Š๐Œ)

28/07/2026

in 260 km oo waddo ah ay bulsho isku tashi kudhisato waa wax ay soomaali oo dhan ay kudaysatay ayna kaqabteen wadadda isku xerta galkacyo- hobyo waana iskutashi kii ugu waynaa waxaan umaleenayaa in afrika markii layiraahdo ay kaalinta ugu horeeso galayaan bulshda reer Gaalkacyo iyo bulshada GOB

Wasiirka Wasaarada Hawlaha guud dib-udhiska iyo Guriyaynta GALMUDUG STATE MUDANE ๐€๐—๐Œ๐„๐ƒ ๐ƒ๐‡๐ˆ๐๐‹๐€๐–๐„ ๐‚๐€๐’๐ˆ๐‘

27/07/2026

Bulshada reer GALKACYO - HOBYO waxaan idinku boorinaa in jidka aan lagu sooguurin uGu yaraan in lagadheeraado 30 mitir hadii aan nahay soomaali dhaqan waxaan leenahay in jidka qarkiisa lasoo d**o

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda howlaha guud dib udhiska iyo Guriyaynta Dowlada Federaalka Soomaaliya MUDANE ๐…๐€๐€๐‘๐€๐— ๐‚๐€๐๐ƒ๐ˆ๐๐”๐‘ ๐€๐—๐Œ๐„๐ƒ

26/07/2026

TAARIIKH KOOBAN IYO HEERARKA UU SOOMARAY HERGALINTA JIDKA GALKACYO - CEELGULA 100KM.

๐Œ๐€๐€๐‘๐„๐„๐˜๐€๐‡๐€ ๐Œ๐€๐’๐‡๐‘๐”๐”๐‚๐€ ๐‘๐ˆ๐๐’๐Ž ๐Œ๐”๐ƒ๐€๐๐„ ๐…๐€๐‘๐ˆ๐Œ๐Ž๐’ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐Œ AYAA INOOGA WARBIXINAYA

24/07/2026

๐‡๐€๐ƒ๐€๐‹ ๐‰๐„๐„๐ƒ๐ˆ๐๐“๐ˆ๐ˆ ๐Œ๐€๐€๐˜๐€๐‘๐Š๐€ ๐Œ๐€๐†๐€๐€๐‹๐€๐ƒ๐€ ๐†๐€๐‹๐Š๐€๐‚๐˜๐Ž ๐Œ๐”๐ƒ๐€๐๐„ ๐‚๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‘๐€๐—๐Œ๐€๐ ๐’๐‡๐„๐„๐Š๐‡ ๐—๐€๐’๐€๐ ๐„๐„ ๐ƒ๐€๐€๐‡๐…๐”๐‘๐Š๐€ ๐Œ๐€๐’๐‡๐‘๐”๐”๐‚๐€ ๐ƒ๐€๐‘๐€๐€๐’๐€๐ƒ๐€๐˜๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐˜๐€๐€๐‘๐ˆ๐๐“๐€ ๐๐€๐๐’๐‡๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐ˆ๐๐‰๐ˆ๐๐„๐„๐‘๐๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐„๐„ ๐–๐€๐ƒ๐ƒ๐€๐ƒ๐€ ๐†๐€๐‹๐Š๐€๐‚๐˜๐Žโ€“๐‚๐„๐„๐‹๐†๐”๐”๐‹๐€ (๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐Š๐Œ) ๐Š๐€๐€๐’๐Ž๐Ž ๐๐€๐˜๐ ๐Š๐€ ๐€๐‡ ๐Œ๐€๐’๐‘๐”๐”๐‚๐€ ๐‡๐Ž๐‘๐”๐Œ๐€๐‘๐ˆ๐๐“๐€ ๐Š๐€๐€๐๐€๐˜๐€๐€๐’๐‡๐€ ๐–๐€๐ƒ๐ƒ๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐ƒ๐€๐‹๐Š๐€ (๐‘๐ˆ๐๐’๐Ž).

22/07/2026

๐†๐€๐€๐‹๐†๐€๐‚๐˜๐Ž | โ€“ ๐Ÿ๐Ÿ - ๐‹๐”๐”๐‹๐˜๐Ž - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“ ๐Œ๐”๐”๐๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐ƒ๐€๐€๐‡๐…๐”๐‘๐Š๐€ ๐Œ๐€๐’๐‡๐‘๐”๐”๐‚๐€ ๐ƒ๐€๐‘๐€๐€๐’๐€๐ƒ๐€๐˜๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐˜๐€๐€๐‘๐ˆ๐๐“๐€ ๐๐€๐๐’๐‡๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐ˆ๐๐‰๐ˆ๐๐„๐„๐‘๐๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐„๐„ ๐–๐€๐ƒ๐ƒ๐€๐ƒ๐€ ๐†๐€๐‹๐Š๐€๐‚๐˜๐Žโ€“๐‚๐„๐„๐‹๐†๐”๐”๐‹๐€ (๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐Š๐Œ)

๐ƒ๐€๐€๐‡๐…๐”๐‘๐Š๐€ ๐Œ๐€๐’๐‡๐‘๐”๐”๐‚๐€ ๐ƒ๐€๐‘๐€๐€๐’๐€๐ƒ๐€๐˜๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐˜๐€๐€๐‘๐ˆ๐๐“๐€ ๐๐€๐๐’๐‡๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐ˆ๐๐‰๐ˆ๐๐„๐„๐‘๐๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐„๐„ ๐–๐€๐ƒ๐ƒ๐€๐ƒ๐€ ๐†๐€๐‹๐Š๐€๐‚๐˜๐Žโ€“๐‚๐„๐„๐‹๐†๐”๐”๐‹๐€ (๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐Š๐Œ)๐†๐€๐‹๐Š๐€๐‚๐˜๐Ž...
21/07/2026

๐ƒ๐€๐€๐‡๐…๐”๐‘๐Š๐€ ๐Œ๐€๐’๐‡๐‘๐”๐”๐‚๐€ ๐ƒ๐€๐‘๐€๐€๐’๐€๐ƒ๐€๐˜๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐˜๐€๐€๐‘๐ˆ๐๐“๐€ ๐๐€๐๐’๐‡๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐ˆ๐๐‰๐ˆ๐๐„๐„๐‘๐๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐„๐„ ๐–๐€๐ƒ๐ƒ๐€๐ƒ๐€ ๐†๐€๐‹๐Š๐€๐‚๐˜๐Žโ€“๐‚๐„๐„๐‹๐†๐”๐”๐‹๐€ (๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐Š๐Œ)

๐†๐€๐‹๐Š๐€๐‚๐˜๐Ž | โ€“ ๐Ÿ๐Ÿ - ๐‹๐”๐”๐‹๐˜๐Ž - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“Magaalada Galkacyo ayaa maanta lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay Mashruuca Daraasadaynta, Qiimeynta Farsamo, Diyaarinta Naqshadda Injineernimada, Daraasadda Saameynta Deegaanka iyo Bulshada (ESIA), iyo Diyaarinta Dukumentiyada Qandaraaska ee Waddada Galkacyoโ€“Ceelguula (100 KM), oo qayb ka ah Mashruuca Horumarinta Kaabeyaasha Waddooyinka Dalka (RIPSO).

Munaasabadda waxaa Daahfuray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐…๐š๐ซ๐š๐ก ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐, Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowlad Goboleedka Galmudug, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐ƒ๐ก๐ข๐›๐ฅ๐š๐ฐ๐ž ๐€๐ฌ๐ข๐ซ, Maareeyaha Mashruuca RIPSO, (๐‘๐ˆ๐๐’๐Ž), ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ(๐…๐š๐ซ๐ข๐ฆ๐จ๐ฌ), Duqa Magaalada Galkacyo, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud ee Galmudug, waxaana kasoo qayb galay masโ€™uuliyiin ka socotay KKATT Consult Ltd, madax ka socotay Dowladda Hoose ee Galkacyo,iyobulshada magaalada galgacyo .

Masโ€™uuliyiintii munaasabadda ka hadlay ayaa adkeeyay muhiimadda mashruucan uu u leeyahay horumarinta kaabeyaasha waddooyinka dalka, iyagoo xusay in waddada Galkacyoโ€“Ceelguula ay door weyn ka qaadan doonto isku xirka bulshada, fududeynta isu socodka gaadiidka, kobcinta ganacsiga, iyo dardargelinta koboca dhaqaale ee gobolka iyo guud ahaan Soomaaliya.

Mashruucan ayaa ah tallaabo muhiim ah oo lagu xaqiijinayo himilada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, iyadoo la kaashanayo Dowlad Goboleedka Galmudug iyo bahwadaagta mashruuca.

๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ
________________________________________________________________

Address

Via Cairo, El Gaab (Near Beerta Nabadda) Waberi
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Road Infrastructure Programme Somalia RIPSO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share