10/12/2025
Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi.
wuxuu ka mid ahaa suugaan-yahannadii ugu xoogga badnaa ee ka hadlay dhibaatada qabyalaadda, wuxuuna had iyo jeer uga digay kala-qoqobka bulshada Soomaaliyeed.
Waxaan halkan ku soo gudbinayaa qaybo ka mid ah oraahdiisa iyo maansoyinkiisa ku saabsan qabyaaladda, si macne iyo murti leh:
📌 Hadraawi wuxuu yiri:
“Qabyaaladi waa cudur, waa qandho dhiig-miir ah, waa qudhun maskaxeed haddii aan laga bogsanin ay qarannimada disho.”