Skilful Consulting

Skilful Consulting Skilful empowers employees and institutions through training, research, mentorship and consulting for sustainable growth.

Haddii aadan horay noola saarneen gaariga, busteejo aad naga soo raaci karto ayaan joognaa saaxiib.
31/05/2026

Haddii aadan horay noola saarneen gaariga, busteejo aad naga soo raaci karto ayaan joognaa saaxiib.

Cilmibaaristaan waxa ay si qoto dheer u faaqidday saameynta hab-dhaqanka Booliska uu ku leeyahay xuquuqda Maxaabiista Sa...
27/05/2026

Cilmibaaristaan waxa ay si qoto dheer u faaqidday saameynta hab-dhaqanka Booliska uu ku leeyahay xuquuqda Maxaabiista Saldhigyada Muqdisho.

Waxay iftiimisay farqiga u dhexeeya aqoonta booliska iyo xaaladda dhabta ah ee maxaabiista, sida xarigga kahor, maxkamadeynta oo dheeraata iyo caqabadaha dhanka helitaanka qareenada.

Waxay cilmibaaristu ku talisay in la xoojiyo tababarrada booliska iyo la-xisaabtanka.

Waxaa si wadajir ah u qoray saaxiibbada kala ah:

1. Abdikadir Abdullahi Mo'allim Ahmed (Jamhuriya University)
2. Abdulkadir Ali Mohamud (Somali Police Forces)
3. Mohamed Farah Abdullahi (Skilful Consulting)
4. Nur Hassan Ahmed (Independent Researcher)

Waa hadiyad 4 maalin socon doonto. Nasiib wacan saaxiibboyaal. Ciid wanaagsan dhammaan.
26/05/2026

Waa hadiyad 4 maalin socon doonto. Nasiib wacan saaxiibboyaal.

Ciid wanaagsan dhammaan.

21/05/2026

Waxaa berri noosoo gabo-gaboobi doono xiisadihii tooska ahaa ee uu ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐‚๐š๐ฅ๐ข uga jawaabaaye su'aalaha ay ardaydu ka qabaan ๐‘ช๐’๐’–๐’“๐’”๐’† 1 - ๐‘น๐’†๐’”๐’†๐’‚๐’“๐’„๐’‰ ๐‘ญ๐’๐’–๐’๐’…๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’๐’”: ๐‘ฌ๐’”๐’”๐’†๐’๐’•๐’Š๐’‚๐’ ๐‘บ๐’Œ๐’Š๐’๐’๐’” ๐’‡๐’๐’“ ๐‘ฉ๐’†๐’ˆ๐’Š๐’๐’๐’†๐’“๐’”.

Waxaan inoo xigi doono ๐‘ช๐’๐’–๐’“๐’”๐’† 2 - ๐‘น๐’†๐’”๐’†๐’‚๐’“๐’„๐’‰ ๐‘ท๐’“๐’๐’‘๐’๐’”๐’‚๐’ ๐‘พ๐’“๐’Š๐’•๐’Š๐’๐’ˆ oo asbuuca xigo bilaaban doono iyo ๐‘ซ๐’‚๐’•๐’‚ ๐‘จ๐’๐’‚๐’๐’š๐’”๐’Š๐’” oo kasii danbeyn doono ๐‘ธ๐’–๐’‚๐’๐’•๐’Š๐’•๐’‚๐’•๐’Š๐’—๐’† ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ธ๐’–๐’‚๐’๐’Š๐’•๐’‚๐’•๐’Š๐’—๐’† oo course 3 iyo 4 kala ah.

Ka faa'iideysi wacan in shaa Allaah.

16/05/2026

Saaxiiboyaal, mar kale waxaan idiin kuugu bishaareyneenaa in ay inoo suurto gashay in aan idiin diyaarinno ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ญ๐จ๐ฆ๐ž๐ซ ๐’๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐ž ๐„๐ฑ๐œ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž๐ง๐œ๐ž.

14/05/2026

Saaxiiboyaal, mar kale waxaan idiin kuugu bishaareyneenaa in ay inoo suurto gashay in aan idiin diyaarinno ๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ข๐œ ๐–๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐  ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ.

07/05/2026

Saaxiiboyaal, waxaan idiin kuugu bishaareyneenaa in ay inoo suurto gashay in aan idiin diyaarinno ๐™€๐™˜๐™ค๐™ฃ๐™ค๐™ข๐™š๐™ฉ๐™ง๐™ž๐™˜๐™จ.

Labadii asbuuc ee ugu horreysay, 179 qofood ayaa nagala qeyb qaatay sahankaan. Aad baad u mahadsan tihiin saaxiibbayaal....
06/05/2026

Labadii asbuuc ee ugu horreysay, 179 qofood ayaa nagala qeyb qaatay sahankaan. Aad baad u mahadsan tihiin saaxiibbayaal.

Haddii aadan weli nagala qeyb-qaadan, mar kale ayaan kaa codsaneynaa in aad nagu biiriso xogta aad ka heyso Xildhibaanka kugu matela dowladda Federaalka.

Aragtidaadu waa muhiim, waxayna ka qeyb qaadaneysaa isla-xisaabtan dhab ah. Link-ga foomka ka fiiri comment-ka 1-aad.

Mahadsanid.

05/05/2026

Hal daqiiqo ku baro nooca Cilmibaarista aan hadda ka sameyneeno Baarlamaanka Federaalka ah ee dalka.

26/04/2026

Caawa waxaa si guul ah noogu soo dhamaaday xiisadihii tooska ahaa ee koorsada ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฌ ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐ƒ๐š๐ญ๐š ๐€๐ง๐š๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ - ๐‘ฉ๐’‚๐’”๐’Š๐’„ ๐‘ณ๐’†๐’—๐’†๐’.

Hambalyo bahda Skilful.

Address

Sayyidka, Makkah-al-mukarramah Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Skilful Consulting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Skilful Consulting:

Shortcuts

Share