Rooble Nuur Faqay

Rooble Nuur Faqay MIDOWGA DHALINTA Iyo DHALINYARADA BEELWEYNTA ROOBLE NUUR FAQAY

Hambalyo Mr cabdullahi cumar cabdulle Oo soo gabagabeeyay Heerka koobaad ee jaamacadda, Guul wacan Halkaa ka sii wad dad...
31/08/2023

Hambalyo Mr cabdullahi cumar cabdulle Oo soo gabagabeeyay Heerka koobaad ee jaamacadda, Guul wacan Halkaa ka sii wad dadaalkaaga i.a.

Hambalyo wiilkeena Maxamed qadar ibrahim oo soo gabagabeeyay Heerka koobaad ee waxbarashada jaamacadda, Guul wacan halka...
28/08/2023

Hambalyo wiilkeena Maxamed qadar ibrahim oo soo gabagabeeyay Heerka koobaad ee waxbarashada jaamacadda, Guul wacan halkaas ka sii wad dadaalkaga.

Hambalyo.

Waxaan halkaan Hambalyo aan lasoo koobi karin uga direynaa Walaalkeen Khaalid Abdiwahab Cilmiga aad baratay rabbi hakugu...
31/07/2023

Waxaan halkaan Hambalyo aan lasoo koobi karin uga direynaa Walaalkeen Khaalid Abdiwahab Cilmiga aad baratay rabbi hakugu Anfaco.

Waxaan Faarxadda la Qeybsaneena Walaalkeen Mohamed Abdullahi Hussein oo maanta difaacdaay Buugii  jaamacadda Walaal waxa...
21/07/2023

Waxaan Faarxadda la Qeybsaneena Walaalkeen Mohamed Abdullahi Hussein oo maanta difaacdaay Buugii jaamacadda Walaal waxaan ku leeynahay horay u soco Cilmiga aad baratay rabbi hakugu Anfaco.

Hambalyo Dr Abdihakin Omar Ali  oo soo gabagabeeyay Heerka koobaad  ee jaamacadda kuliyadda culuumta Daawada iyo qaliima...
19/01/2023

Hambalyo Dr Abdihakin Omar Ali oo soo gabagabeeyay Heerka koobaad ee jaamacadda kuliyadda culuumta Daawada iyo qaliimada (Medicine &Surgery).

Halkaas kasii wad dadaalkaaga Horumar wacan ayaaan kuu rajeynaya iyo inaad dadkaaga Shaqada aad u heyday Usii laba jibaarto.

Congratulations 🎊

Hambalyo Mr Cabaas Cismaan Aadam oo soo gabagabeeyay waxbarashada jaamacadda heerka koobaad, Dadaalkaaga Halkaas ka sii ...
28/08/2022

Hambalyo Mr Cabaas Cismaan Aadam oo soo gabagabeeyay waxbarashada jaamacadda heerka koobaad, Dadaalkaaga Halkaas ka sii wad Horumar intaan ka badan ayaan kuu rajeyneynaa inshaa Allah.

Congratulations 🎉.

Address

Makaka Almukarama
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rooble Nuur Faqay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Rooble Nuur Faqay:

Share