Galmudug Youth Association In Banadir

Galmudug Youth Association In Banadir Galmudug Youth

16/08/2026

Shucuurta Dadweynaha

Shucuurtii, farxaddii iyo xamaasaddii dadweynihii ka soo qeyb galay xafladdii 14-ka Agoosto ee sanad-guurada 20-aad ee aas-aaska Galmudug, taas oo lagu qabtay Isgoyska Taleex. Munaasabadda ayaa ahayd mid si weyn uga muuqatay jacaylka iyo taageerada ay dadweynuhu u hayaan Galmudug.

15/08/2026

Guddoomiyaha Dhalinyarada Galmudug ee Gobolka Banaadir mudane Mohamed Yusuf ayaa daahfuray xafladda dabaal degaa 20-guurada aas-aaska Galmudug, oo ka dhacday Isgoyska Taleex ee Muqdisho, iyadoo ay ka soo qeybgaleen kumannaan shacab ah.

Galmudug 20 sano — midnimo, horumar iyo himilo.

14/08/2026

Cawa wacdaro ayaad dhigteen ree galmudug Hambalyo 14 August sanad gurada 20aad ee aasaaska galmudug.

Galmudug Youth Association In Banadir

Cawa ayaa no balan ah ree galmudug dabaaldega Galmudug 14 August iyo Taleex yaan lagaga shekeyn.Galmudug Youth Associati...
14/08/2026

Cawa ayaa no balan ah ree galmudug dabaaldega Galmudug 14 August iyo Taleex yaan lagaga shekeyn.

Galmudug Youth Association In Banadir

Galmudug State

13/08/2026

Fagaraha Taleex iyo 14August

Hambalyo dhamaan ree galmudug.

Galmudug Youth Association In Banadir

Xaflada dabaaldega Galmudug 14 August habeen danbo tarikh 14/08/26 iyo fagaraha Taleex yaan lagaga shekeyn .Galmudug You...
13/08/2026

Xaflada dabaaldega Galmudug 14 August habeen danbo tarikh 14/08/26 iyo fagaraha Taleex yaan lagaga shekeyn .

Galmudug Youth Association In Banadir
Galmudug State

11/08/2026

Fagaraha Taleex iyo 14August halka aaa no balan ah .




Galmudug Youth Association In Banadir

Galmudug State .

09/08/2026

Ma aniga galmudug ka mashquuli kara.


.

Address

Mogadishu

Telephone

+252617073055

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug Youth Association In Banadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Galmudug Youth Association In Banadir:

Shortcuts

Share