27/08/2024
Ku simaha agasimaha xarunta ahna agaasime xigeenka xarunta ayaa salmaan ibraahim xasan ugu wakiishay hadiyad in uu kusimo agaasimaha guud ee xarunta ustaad ibraahim cusmaan cabdallah oo safar shaqo ugu maqan dibada.
Waxaan Allah ugu baryaynaa in agaasimaha usoo fududeeyo hawlaha shaqo ee ubaxay
Aamiin
Aamiin