08/02/2023
๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐๐ด๐ฎ
Waxaa jira faaโiidooyin badan oo ku saabsan cunista babayga. Run ahaantii babaayga waa il aad u fiican oo laga helo Fiitamiin C, Fiitamiin A, Fiitamiin B, Fiitamiin E, iyo Fitamiin K. 100 garaam oo babaay bislaaday ayaa ka kooban yahay 32 kalori, 0.6g oo borotiin ah, 0.1g oo dufan ah, 7.2g oo karbohidraat ah iyo 2.6g oo ah fiber.
Miraha waxaa ka buuxa antioxidants, kuwaas oo gacan ka geysan kara yareynta bararka, la dagaallanka cuduro fara badan, iyo ka caawinta qofka inuu u ekaado da โyar isagoo ka ilaalinaya laalaabka jirka.