26/03/2024
Bahda Rasmi Group of Business waxaan ka xunahayy in ay noo surageliweysa Carwadii Ramadaanta Snadkan 2024. Howshaan oo aan in muddo ah soo wadanay. Raali gelin buuxda dhamaan bulshada Somaliyeed. Sanadkaan waa baqatay Carwadii
Ramadaanta.
Sidoo Kale Raaligelin buuxda Bahda Xarunta Summer Cafe and Restaurant oo lagau qaban lahaa carawada.
Waa inoo waqti kale mahadsanidiin