معهد أنصار الدعوة للعلوم الشرعية

معهد أنصار الدعوة للعلوم الشرعية Ansaaru Dawcwah waa Haqabtiraha Baahidaada Cilmiyeed

MACAHAD ANSAARU DACWAH WAA MACHAD LAGU BARTO QUR'AANKA IYO DHAMAAN CULUUMTA SHAREECADA WIXII FAAH FAAHIN AH KALA XIRIIR NUMBARKA +252619992144

17/08/2026


Arday Kamid Ah ArdaYda Ka Aflaxday معهد أنصار الدعوة للعلوم الشرعية
Dayip Group

16/08/2026

Xisad Kamid Xisadaha Maalin Laha Ah Ee Ka Baxa Machadka Ansaaru_Dacwah.

15/08/2026
 .
15/08/2026

.

11/08/2026

BISHAARO • BISHAARO • BISHAARO

( )

Machadka Ansaaru Dacwah Waxa uu si rasmi ah ugu Bishaareenayaa bulshada in uu qaadanaayo arday cusub Sanad-dugsiyeedka cusub dhamaan Qaybaha.

📌 Fursaddu waa kooban tahay, tirada ardayduna waa xaddidan tahay.

:
📞 061 167 988 | 061 999 2144 | 800 693

HAMBALYO HAMBALYO    HAMBALYOMaamulka Machadka Ansaaru Dacwah wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda fas...
10/08/2026

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

Maamulka Machadka Ansaaru Dacwah wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda fasalka 8aad ee ku guuleystay imtixaanka shahaadiga ah.

Waxaan si gaar ah ugu faraxsanahay in ardaydii machadka u galay imtixaanka ay dhammaantood ku guuleysteen. Waa guul mudan in lagu faano, kuna timid dadaalka ardayda, macallimiinta iyo taageerada waalidiinta.

Hambalyo dhammaantiin! Guushu waa bilowga tallaabooyin waaweyn oo aqooneed.


0611679888 / 0619992144 / 800693

# معهد أنصار الدعوة للعلوم الشرعية



04/08/2026

كلمة الوالد الشيخ عبد الرحمن العلمي في حفل معهد أنصار الدعوة للعلوم الشرعية الدفعة الثانيه.

29/07/2026

كلمة المدير العام وممثل رئيس مؤسسة أنصار الدعوة، الدكتور عبد البارئ العلمي، في حفل تخريج الدفعة الثانية

27/07/2026

Kalimada soo dhaweynta martida Ee dafcada 2aad uu soosaray معهد أنصار الدعوة للعلوم الشرعية
Dayip Group

26/07/2026

Waa Arday Kamid Ah Dufcadda 2aad Ee Machadka Uu Soo SaaraY Oo Xafladda Ku Daah Furay Quraanka Kariimka.

Address

Degmada HODAN Xaafada Al Baraka
Mogadishu
1234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when معهد أنصار الدعوة للعلوم الشرعية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share