Great Dream Academy - GDA

Great Dream Academy - GDA We believe in equal opportunities for everyone. Our mission is to help you realise your dreams.

Mahadsanidiin 1k followers ah oo aad gaarsiiseen Great Dream Academy - GDA
30/11/2023

Mahadsanidiin 1k followers ah oo aad gaarsiiseen Great Dream Academy - GDA

Juma Mubarak.Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed Jimco wanaagsan aan ku salino Nabiga(SCW)....
24/11/2023

Juma Mubarak.

Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed Jimco wanaagsan aan ku salino Nabiga
(SCW).

إِنَّ ٱللَّهَ وَمَلَـٰٓئِكَتَهُۥ يُصَلُّونَ عَلَى ٱلنَّبِىِّ ۚ يَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟
صَلُّوا۟ عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا۟ تَسْلِيمًا❤

Great Dream Academy - GDA

Great Dream Academy - GDA waxaan idiin soo kordhiney Adeegyada dhanka maamulka baraha  bulshada ee ganacsigaaga waxaana ...
28/08/2023

Great Dream Academy - GDA waxaan idiin soo kordhiney Adeegyada dhanka maamulka baraha bulshada ee ganacsigaaga waxaana laguu gaarsiinayaa macaamiishaada warbixinta adeegyadaada iyo kuwa aad markasta soo kordhiso.

Sidokale Bahda Great Dream Academy waxa ay kuu qorayaan dhamaan decumentska aad ugu baahato in laguugu qoro ganacsigaaga.

Wixii faahfaahin ah nagalasoo xiriir.

What's app number: +252617870791

Email: [email protected]

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.Deeqa Maxamed Cabdullaahi oo kaalinta 1’aad gashay Dugsiga sare F.12aad 2022/2023.Great Dream...
05/08/2023

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
Deeqa Maxamed Cabdullaahi oo kaalinta 1’aad gashay Dugsiga sare F.12aad 2022/2023.

Great Dream Academy - GDA

Greatdreamacademy.com

Happy Eid al-Adha to all our muslim brothers and sisters.  Dream Academy - GDA      and  Greatdreamacademy.com
28/06/2023

Happy Eid al-Adha to all our muslim brothers and sisters.

Dream Academy - GDA

and

Greatdreamacademy.com

USA,Germany, Greece, Japan, China, Italy, Switzerland, the Netherlands, and Korea. Waa wadamada ugu badan ee bixiya scho...
27/06/2023

USA,Germany, Greece, Japan, China, Italy, Switzerland, the Netherlands, and Korea. Waa wadamada ugu badan ee bixiya scholarship yada.

Hadaba Maxay tahay caqabadaha ugu wayn ee dhalinyarta somaliyed kahaysta scholarship yada caalamka.?

Ani ahaantayda iyo intaan kawar hayo waxaan u wadaa dhawrkan qodob.

1) Ardayga Somaliyed uma diyaarsana fursadaha soobaxa mana aha mid marwalba isha kuhaya fursadaha soo baxa (Caajislow).

2)Maba aaminsana in waxan uu xaraynayo ay muhiim yihiin ama uma ba arko in waxan uu ku gulaysankaro (Niyad jab).

3)Dadaal kuma bixino Shuruudaha lays karabo muhiimad ba masiino waxyaabaha layskaga baahanyahay(Dadaal-yari).

3)Isku ma dayno inaan meelo badan xar-xarayno meesha uhoraysa hadii ay nasoo diido waa niyad jabnaa halka ardayda kale ee ay maalintii ku dhawaad dhawr fursadood kafaa'daystan
(isku-day yari).

4)Luuqada English ka oo runtii hubka koowaad ah ama luuqadaha kale ee dunida kajira iyana manaqaano intii la rabay. (Manaqaano luuqado badan).

5)Dawlada Somaliya sanad walba deeqo-waxbarasho ayaa loogu soo dhiiba ardayda somaliyeed wadamo badana ayaa ugu soo dhiiba deeq-daas, USA ha ugu horaysee welina ma aan maqlin arday leh deeq waxbarasho ayaan dawladayada ka helay.(Dawlada ).

6)War bal iskaba dhaaf deeqdaas yaanay waxba naga siine marka arday soomaaliyeed oo kuguulaysto isagu si iskiisa ah deeq-waxbarasho waxaa aad loogu dhibaa safaaradaha iyadoo layasayo passaport ka iyo shahaadoyinka uuwato hadana dawlada somaliya waxba kalama garab gasho arinkaas.

7)Goobaha waxbarashadu kuma dhiirigaliyaan ardayda somaliyed inay dalka dibadiisa wax-ku soo baran karaan ayagoo aanan wax dhaqaala ah bixin.

8)War bal haba haysteen dhirigalintaas eh xitaa ardayga k**a caawiyaan warqadaha muhiimka ah ee lagu xujeeyo ardayga inuu kasoo qaato goobihiisi waxbarasho.

Caqabado kale qofkii garanaya hoos noogu reeb mahadsanid.

Hambalyo Maalinta Xorriyadda 26ka June 2023Hambalyo 63 sano guuradii ka soo wareegatay maalintii ugu horreysay ee calan ...
25/06/2023

Hambalyo Maalinta Xorriyadda

26ka June 2023

Hambalyo 63 sano guuradii ka soo wareegatay maalintii ugu horreysay ee calan Soomaaliyeed laga taago dhulkeenna oo ku beegan 26ka June.

Greatdreamacademy.com

# Great Dream Academy - GDA and

11/06/2023

CV gaagaa oo quruxbadan ahna mid tayaysan waxay kor u qaadaysaa jaaniska aad ku heli karto shaqada aad u tartamayso.
Wax yaabaha fududeeya fursadaha lagu helo shaqooyinka waxaa aas aas u ah hab qoraalka Cv iyo Application letter wanaagsan.
Haddii aad daneyneyso Cv iyo Application letter wanaagsan waxaan diyaar kuula nahay inaan kuugu sameyno waqti kooban.
Nagala soo xiriir.
What's app numberka:+252 61 7870791

Gmail: [email protected].

Wepside: https://greatdreamacademy.com

Juma Mubarak.Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed Jimco wanaagsan aan ku salino Nabiga(SCW)....
08/06/2023

Juma Mubarak.

Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed Jimco wanaagsan aan ku salino Nabiga
(SCW).

إِنَّ ٱللَّهَ وَمَلَـٰٓئِكَتَهُۥ يُصَلُّونَ عَلَى ٱلنَّبِىِّ ۚ يَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ صَلُّوا۟ عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا۟ تَسْلِيمًا❤

21/04/2023

CV gaagaa oo quruxbadan ahna mid tayaysan waxay kor u qaadaysaa jaaniska aad ku heli karto shaqada aad u tartamayso.
Wax yaabaha fududeeya fursadaha lagu helo shaqooyinka waxaa aas aas u ah hab qoraalka Cvga wanaagsan.
Haddii aad daneyneyso Cv wanaagsan waxaan diyaar kuula nahay inaan kuugu sameyno waqti kooban.
What's app number:
+252 61 7870791.
Gmail: [email protected].
Wepside: https://greatdreamacademy.com

21/04/2023

Fursad Waxbarasho
Bishaaro !! Bishaaaro !!
Dhamaan ardayda jecel in ay sara uqadaan heerarkoda waxbarasho waxaan ogesiineeynaa in dib ufurmeen
Deeqihii waxbarashada full scholarship ka
deeq daan wa mid xadidan.
Ka faa'iideeyso oo link-yadeena soo raac

FG: waxaad si gaar ah noogala soo xiriiri kartaan
what's app call ama
what's app message.

Mahadsanidiin.
Soo raac what's app linkiga si aad xoguga heshid scholarshipka.

https://chat.whatsapp.com/Kk5BGjj8JAsKjXXPhkCQnM

Soo raac link-gaan

https://greatdreamacademy.com
ama nagala soo xiriir.
Numberka: +252617870791.
[email protected].

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Great Dream Academy - GDA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Great Dream Academy - GDA:

Share