Diiwaanka Caruurta Maqan/Luntay ee Somalia

Diiwaanka Caruurta Maqan/Luntay ee Somalia Xarunta warbixinta guud ee dhammaan arrimaha la xiriira ka hortagga iyo soo celinta carruurta lunta ee Somalia.

Baafin Baafin waxaa la-baafinayaa 𝑴𝒂𝒔𝒄𝒖𝒖𝒅 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘΄π’‚π’™π’‚π’Žπ’–π’…. Da-diisu waa πŸ’π£π’π« wuxuuna kasoo lumay xaafada π—πšπ¦πšπ«π›π’π₯𝐞.  Dha...
28/10/2024

Baafin Baafin waxaa la-baafinayaa 𝑴𝒂𝒔𝒄𝒖𝒖𝒅 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘΄π’‚π’™π’‚π’Žπ’–π’….
Da-diisu waa πŸ’π£π’π« wuxuuna kasoo lumay xaafada π—πšπ¦πšπ«π›π’π₯𝐞.
Dhamaan umada Somaaliyeed ee ku nool Muqdisho iyo nawaaxigeda. Waxa si naxariis leh looga codsanaya qofkii Mel ku arkay inuu kusoo xiriiriyo wiilkan aabihii π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ oo Lambarka laga helo uu yahay πŸŽπŸ”πŸπŸ“πŸ•πŸπŸ’πŸŽπŸ•πŸŽ

Mahadsanidiin

Waxa la Baafinayaa Abdi Risaaq Xasan Muumin oo ay da'diisu tahay Lix sana jir (6) kana soo lumay Xafadda Towfiiq Gaar ah...
18/05/2024

Waxa la Baafinayaa Abdi Risaaq Xasan Muumin oo ay da'diisu tahay Lix sana jir (6) kana soo lumay Xafadda Towfiiq Gaar ahaan Miisanka Dhuxusha. Cidii Aragta Hana lasoo wadaagto ama nagalaso xiriir

0615510619 ama 0615568182

23/12/2023

πŸ†˜πŸ†˜βŒβŒβŒβŒβŒβŒβŒβŒβŒβŒβŒβŒπŸ†˜πŸ†˜
We feel it is necessary to address a matter of great concern that has come to our attention recently. It has come to our notice that there have been instances of inappropriate and harmful behavior captured on video involving a child.

As an organization committed to fostering a safe and respectful environment, we take such matters extremely seriously. The well-being of individuals, especially children, is of paramount importance, and any form of physical abuse or harm is unacceptable.

We strongly condemn any actions that compromise the safety and dignity of others. This behavior not only goes against our principles but also violates the trust and respect that form the foundation of our community.

In light of this, we are issuing a heartfelt appeal to the appropriate Authorities to intervene and prosecute this Evil perpetrator.

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha -Mwhrd
Moifar - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Hassan Sheikh Mohamud
Villa Somalia
Munasar Maxamed
Five Somali TV
Universal Somali TV
Horn Cable TV
Cali Aadan Muumin

Munasar MaxamedHooyo iska oynaysa murug darteed ayaa sabab u noqotay anna inaan seexan waayo sidaas darteed idinkana hak...
12/07/2023

Munasar Maxamed

Hooyo iska oynaysa murug darteed ayaa sabab u noqotay anna inaan seexan waayo sidaas darteed idinkana haka seexanina.

Wiilkaas yar qoyskiisa waa ay la’yihiin.

Hooyadiis ayaa la soo hadashay oo ilmeynaysa wallaahi murugta haysa awgeed codkeedi ayaa isbadalay .

Alle ayaa kurbada feede Wiilkaas oo xaafada Soone-Key Ka soo lumay halala raadiyo .

Wac telefoonkan 0615201847

Haajiro Cusmaan C/laahi waxa ay reerkeeda ka maqan tahay tan iyo maalintii qamiista Cid markii ugu war dambeesay waxa ay...
22/05/2023

Haajiro Cusmaan C/laahi waxa ay reerkeeda ka maqan tahay tan iyo maalintii qamiista Cid markii ugu war dambeesay waxa ay ku sugneed suuqa bakaaraha hadaba cidii meel ku og waxaa laga dalbanayaa iney kusoo hagaajiyaan Lambaradaan 0615516522 oo laga helo aabe Cismaan C/laahi 0617458145 laga helo C/laahi Cismaan

mhdsanidiin

Taliyaha saldhiga D/ Xamarjajab ayaa haya wiilkan oo reerkiisa & gurigooda garan la’ muddo 4-maalin ah. Wuu kala hadlaya...
28/03/2023

Taliyaha saldhiga D/ Xamarjajab ayaa haya wiilkan oo reerkiisa & gurigooda garan la’ muddo 4-maalin ah.

Wuu kala hadlaya mar wuxuu leeyahay hooyaday Tarabuunka ayay degenyahay aabahayna garoowe. War & dhammaantiis aan ajarka shaqeysano oo wiilkan qoyskiisa ku raadino.

Cidii aqoonsata ha takto saldhiga Xamarjajab ama wac . 0617333377

Via Munasar Maxamed

Wiilkaan ayaan la’yahay mudo hada kusii socoto laba usbuuc. Magaciisa waa Khalid Ali Mohamed Nuur, da’diiso 14 jir.Wuxuu...
28/03/2023

Wiilkaan ayaan la’yahay mudo hada kusii socoto laba usbuuc.

Magaciisa waa Khalid Ali Mohamed Nuur, da’diiso 14 jir.

Wuxuu deganaa degaanka No:13 ama Taree Disho ee Mogadishu.

Cidii aragta ama meel kusheegi kartaa waxaan ka-codsaneynaa inay la xariirto 'Aabo Ali Mohamed Nuur' oo dhalay Khaalid

00 252 615579712.

ama

Abdirauf Sh Abdisalan +252 615104998.

Waa hooyo Soomaaliyeed Cunugeeda ayaa ka lumey ee haddii aad aragto wac . 0615799789Reposted from Munasar Maxamed
25/03/2023

Waa hooyo Soomaaliyeed Cunugeeda ayaa ka lumey ee haddii aad aragto wac . 0615799789

Reposted from Munasar Maxamed

Gabadhan yar xalay ayaa laga qabtay Daarusalaam iyadoo marba dhan u cararaysa. Waxay garan waysay hoygeeda hase yeeshe m...
21/03/2023

Gabadhan yar xalay ayaa laga qabtay Daarusalaam iyadoo marba dhan u cararaysa. Waxay garan waysay hoygeeda hase yeeshe magaca hooyadeed waxay ku sheektay Maano.

Iyada magaceedu waa Baarliin haddaba haddii aad aqoonsato fadlan ku raadi ehelkeeda adigoo la xiriiraya 0613779656 ama 0615916325

Gabadhaan yar ee idiin muuqata waxaa lagu magacaabaa Maida Xussen, Magaca hooyadeedna waxa ay ku sheegtay Naciima Hilowl...
17/03/2023

Gabadhaan yar ee idiin muuqata waxaa lagu magacaabaa Maida Xussen, Magaca hooyadeedna waxa ay ku sheegtay Naciima Hilowle

Gabadha yar Sabtigii la soo dhaafay ayaa Afar saac oo habeenimo la qabtay, waxaana lagu hayaa Madiina gaar ahaan Xaafadda Xasan Jiis

Cidii gabdhaan ay ka maqan tahay hala xiriiraan Xabiibo Axmad oo laga heli karo Numberka 0612922510

Wabillahi Towfiiq.

BAAFIN BAAFIN waxaa la baafinayaa Wiil 7jir ah, magaciisu uu yahay β€œSaadaq Abdirashiid Aadan Qooreey β€œ oo saakay kaso dh...
13/03/2023

BAAFIN BAAFIN

waxaa la baafinayaa Wiil 7jir ah, magaciisu uu yahay β€œSaadaq Abdirashiid Aadan Qooreey β€œ oo saakay kaso dhumay Boondheere, markii u danbeysay wuxuu watay Qamiis Cadaan ah Iyo Bac buluug ah oo buugaag kujiro

Qofkii arko adinkoo raali ah la xiriira 619110774 ama 616102887

Mahadsanid.

Waxaa la baafinayaa Maxamed Saciid Maxamed oo ka soo lumay xaafadda Oodweyne ee degmada Deyniile, cidii aragta waxaa lag...
10/03/2023

Waxaa la baafinayaa Maxamed Saciid Maxamed oo ka soo lumay xaafadda Oodweyne ee degmada Deyniile, cidii aragta waxaa laga codsanayaa inay waalidkiis ku hagaajiyaan.

Kala xiriira - 0618194495.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diiwaanka Caruurta Maqan/Luntay ee Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Diiwaanka Caruurta Maqan/Luntay ee Somalia:

Share