Naadiga Somali Pen, Muqdisho.

Naadiga Somali Pen, Muqdisho. Waa barta rasmiga ah ee Naadiga Somali Pen Laanta Muqdisho.

Waa bar aan ugu talaggalnay inaan ku soo bandhigno hawlaha naadiga iyo xogaha aan u aragno inuu bulshada waxtarayo.

19/08/2026

TACSI

Guddoomiyaha laanta Muqdisho ee SOMALI PEN Dahabo Sheekh Maxamuud, guddoomiye-kuxigeen Axmed Maxamuud Dhicisyow, xoghayaha guud Cabduqaadir Cabdi Axmed, xogyaha goddoomiyaha Yaasmiin Daa'uud Xuseen, guddiga fulinta, Maxamed Jantiile, Cabdinaasir Iidle Xirsi,Barkhad Maxamed Cali, Falastiin Khaliif Yuusuf, Fardawso Siciid Xalane, guddiga odayaasha Xil. Cadbicasiis Sheekh Camar, Maxamed Cabdicasiis Cabdullaahi, Cali Cumar Abati, Maxamed Xuseen Cawil iyo dhammaan xubnaha Somali Pen waxay tacsi tiiraanyo leh u diyaraan Saynab Aadan Shardi oo abtigeed ku geeryooday magaalada London.

Samir iyo Iimaan Alle ha ka siiyo, qabrigana ha u waasiciyo.

FAATAXA ...

Address

Mogadishu-Somalia
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naadiga Somali Pen, Muqdisho. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share