Somali Community Charity Organisation

Somali Community Charity Organisation in aan caawino qoysaska danyarta.agoonta. darbi jiifta usameyno goobo waxbarasho free ah si loo soo saaro jiil mustaqbalka qabyaalad nadiif ka ah

✨🌙 Hambalyo Ciid Mubaarak Somali Community Charity Organisation wuxuu si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaa dhammaan umm...
19/03/2026

✨🌙 Hambalyo Ciid Mubaarak Somali Community Charity Organisation wuxuu si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaa dhammaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga.

Waxaan Alle uga baryeynaa in uu naga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo dhammaan camalladii suubanaa ee aan soo gudanay bisha barakeysan ee Ramadaan.

Ciiddaan ciiddeeda, waxaan idiin rajeynaynaa farxad, nabad, caafimaad iyo barwaaqo. 🤲💫

Ciid Mubaarak dhammaantiin!
— SOCCO ORGANIZATION

Somali Community Charity Organisation &SASK FONDUCTION "Alxamdulillaah. Maanta oo ah 29-ka Ramadaan waxaan fidro gaarsii...
19/03/2026

Somali Community Charity Organisation &SASK FONDUCTION

"Alxamdulillaah. Maanta oo ah 29-ka Ramadaan waxaan fidro gaarsiinay 22 qof oo ku nool duleedka Muqdisho, gaar ahaan Kaamka Happy.
Waxaan rajeynaynaa in ay noqoto gargaar yar oo farxad gelinaya walaalaheenna u baahan. Ilaahay ha ka aqbalo dhammaan intii ka qeyb qaadatay.”

Somali Community Charity Organisation &SASK FODUCTION "Alxamdulillaah. Maanta oo ah 29-ka Ramadaan waxaan fidro gaarsiin...
19/03/2026

Somali Community Charity Organisation &SASK FODUCTION

"Alxamdulillaah. Maanta oo ah 29-ka Ramadaan waxaan fidro gaarsiinay 22 qof oo ku nool duleedka Muqdisho, gaar ahaan Kaamka Happy.
Waxaan rajeynaynaa in ay noqoto gargaar yar oo farxad gelinaya walaalaheenna u baahan. Ilaahay ha ka aqbalo dhammaan intii ka qeyb qaadatay.

"Alxamdulillaah. Maanta oo ah 29-ka Ramadaan waxaan fidro gaarsiinay 22 qof oo ku nool duleedka Muqdisho, gaar ahaan Kaamka Happy.
Waxaan rajeynaynaa in ay noqoto gargaar yar oo farxad gelinaya walaalaheenna u baahan. Ilaahay ha ka aqbalo dhammaan intii ka qeyb qaadatay.”

  1Somali Community Charity Organisation Alle ayaa mahad iska leh.Barnaamijka afuri walaalkaa SoomanOo aan iska kashanay...
19/03/2026

1
Somali Community Charity Organisation
Alle ayaa mahad iska leh.
Barnaamijka afuri walaalkaa Sooman
Oo aan iska kashanay.
SASK FODUCTION

(Maalinka 29aad) Waxaa si habsami leh inoogu socda Afurinta dadka danta yar
Maanta waxaan afurinay
Dad gaaraya ilaa 300 qofood

Santarka Happy⤵️
Duleedka mogdisho

Waxaana rajeynaa inaan kasii badino hadi Alle idmo Bulshada Soomaliyeed ee kheyrka jecel Waxaan ka codsaneynaa iney nagala qeyb qaataan si dadka tabaaleysan aan
Afurka iska bixin karin aan wax u gaarsiino

Marwalba waxan utaganahay
Bulshadeyna Danta yar

Ka qeeb qaado Barnamijka
Afuri walalka Sooman.

Caawi walalaha oo garab istaag
Maalkaaga Aqontada lyo xogadaba

  1Somali Community Charity Organisation Alle ayaa mahad iska leh.Barnaamijka afuri walaalkaa SoomanOo aan iska kashanay...
17/03/2026

1
Somali Community Charity Organisation
Alle ayaa mahad iska leh.
Barnaamijka afuri walaalkaa Sooman
Oo aan iska kashanay.
Somali community charity organizations

(Maalinka 28 aad) Waxaa si habsami leh inoogu socda Afurinta dadka danta yar
Maanta waxaan afurinay
Dad gaaraya ilaa 180 qofood

Santarka Happy⤵️
Duleedka mogdisho

Waxaana rajeynaa inaan kasii badino hadi Alle idmo Bulshada Soomaliyeed ee kheyrka jecel Waxaan ka codsaneynaa iney nagala qeyb qaataan si dadka tabaaleysan aan
Afurka iska bixin karin aan wax u gaarsiino

Marwalba waxan utaganahay
Bulshadeyna Danta yar

Ka qeeb qaado Barnamijka
Afuri walalka Sooman.

Caawi walalaha oo garab istaag
Maalkaaga Aqontada lyo xogadaba

  1Somali Community Charity Organisation Alle ayaa mahad iska leh.Barnaamijka afuri walaalkaa SoomanOo aan iska kashanay...
16/03/2026

1
Somali Community Charity Organisation
Alle ayaa mahad iska leh.
Barnaamijka afuri walaalkaa Sooman
Oo aan iska kashanay.
SASK FOUNDATION

(Maalinka 27 aad) Waxaa si habsami leh inoogu socda Afurinta dadka danta yar
Maanta waxaan afurinay
Dad gaaraya ilaa 350 qofood

Santarka Happy⤵️
Duleedka mogdisho

Waxaana rajeynaa inaan kasii badino hadi Alle idmo Bulshada Soomaliyeed ee kheyrka jecel Waxaan ka codsaneynaa iney nagala qeyb qaataan si dadka tabaaleysan aan
Afurka iska bixin karin aan wax u gaarsiino

Marwalba waxan utaganahay
Bulshadeyna Danta yar

Ka qeeb qaado Barnamijka
Afuri walalka Sooman.

Caawi walalaha oo garab istaag
Maalkaaga Aqontada lyo xogadaba

 Somali Community Charity Organisation Alle ayaa mahad iska leh.Barnaamijka afuri walaalkaa SoomanOo aan iska kashanay م...
14/03/2026

Somali Community Charity Organisation
Alle ayaa mahad iska leh.
Barnaamijka afuri walaalkaa Sooman
Oo aan iska kashanay مؤسسة الاخوان الخيره

(Maalinka 25 aad) Waxaa si habsami leh inoogu socda Afurinta dadka danta yar
Maanta waxaan afurinay
Dad gaaraya ilaa 170 qofood Degmada Wadajir Xarunta School Alfurqaan

Waxaana rajeynaa inaan kasii badino hadi Alle idmo Bulshada Soomaliyeed ee kheyrka jecel Waxaan ka codsaneynaa iney nagala qeyb qaataan si dadka tabaaleysan aan
Afurka iska bixin karin aan wax u gaarsiino

Marwalba waxan utaganahay
Bulshadeyna Danta yar

Ka qeeb qaado Barnamijka
Afuri walalka Sooman.

Caawi walalaha oo garab istaag
Maalkaaga Aqontada lyo xogadaba

  1Somali Community Charity Organisation Alle ayaa mahad iska leh.Barnaamijka afuri walaalkaa SoomanOo aan iska kashanay...
13/03/2026

1
Somali Community Charity Organisation
Alle ayaa mahad iska leh.
Barnaamijka afuri walaalkaa Sooman
Oo aan iska kashanay.
SASK FOUNDATION

(Maalinka 24 aad) Waxaa si habsami leh inoogu socda Afurinta dadka danta yar
Maanta waxaan afurinay
Dad gaaraya ilaa 350 qofood

Santarka Happy⤵️
Duleedka mogdisho

Waxaana rajeynaa inaan kasii badino hadi Alle idmo Bulshada Soomaliyeed ee kheyrka jecel Waxaan ka codsaneynaa iney nagala qeyb qaataan si dadka tabaaleysan aan
Afurka iska bixin karin aan wax u gaarsiino

Marwalba waxan utaganahay
Bulshadeyna Danta yar

Ka qeeb qaado Barnamijka
Afuri walalka Sooman.

Caawi walalaha oo garab istaag
Maalkaaga Aqontada lyo xogadaba

 Somali Community Charity Organisation  Alle ayaa mahad iska leh.Barnaamijka afuri walaalkaa SoomanOo aan iska kashanay ...
12/03/2026

Somali Community Charity Organisation
Alle ayaa mahad iska leh.
Barnaamijka afuri walaalkaa Sooman
Oo aan iska kashanay مؤسسة الاخوان الخيره

(Maalinka 23aad) Waxaa si habsami leh inoogu socda Afurinta dadka danta yar
Maanta waxaan afurinay
Dad gaaraya ilaa 160 qofood Degmada Wadajir Xarunta School Alfurqaan

Waxaana rajeynaa inaan kasii badino hadi Alle idmo Bulshada Soomaliyeed ee kheyrka jecel Waxaan ka codsaneynaa iney nagala qeyb qaataan si dadka tabaaleysan aan
Afurka iska bixin karin aan wax u gaarsiino

Marwalba waxan utaganahay
Bulshadeyna Danta yar

Ka qeeb qaado Barnamijka
Afuri walalka Sooman.

Caawi walalaha oo garab istaag
Maalkaaga Aqontada lyo xogadaba

  1Somali Community Charity Organisation Alle ayaa mahad iska leh.Barnaamijka afuri walaalkaa SoomanOo aan iska kashanay...
12/03/2026

1
Somali Community Charity Organisation
Alle ayaa mahad iska leh.
Barnaamijka afuri walaalkaa Sooman
Oo aan iska kashanay.
SASK FONDATION

(Maalinka 23 aad) Waxaa si habsami leh inoogu socda Afurinta dadka danta yar
Maanta waxaan afurinay
Dad gaaraya ilaa 210 qofood

Santarka Happy⤵️
Duleedka mogdisho

Waxaana rajeynaa inaan kasii badino hadi Alle idmo Bulshada Soomaliyeed ee kheyrka jecel Waxaan ka codsaneynaa iney nagala qeyb qaataan si dadka tabaaleysan aan
Afurka iska bixin karin aan wax u gaarsiino

Marwalba waxan utaganahay
Bulshadeyna Danta yar

Ka qeeb qaado Barnamijka
Afuri walalka Sooman.

Caawi walalaha oo garab istaag
Maalkaaga Aqontada lyo xogadaba

  3 Somali Community Charity Organisation Alle ayaa mahad iska leh.Barnaamijka afuri walaalkaa SoomanOo aan iska kashana...
11/03/2026

3
Somali Community Charity Organisation
Alle ayaa mahad iska leh.
Barnaamijka afuri walaalkaa Sooman
Oo aan iska kashanay.
Jamhuriya university students association ( jusa)

(Maalinka 22 aad) Waxaa si habsami leh inoogu socda Afurinta dadka danta yar
Maanta waxaan afurinay
Dad gaaraya ilaa 218 qofood

Santarka Happy⤵️
Duleedka mogdisho

Waxaana rajeynaa inaan kasii badino hadi Alle idmo Bulshada Soomaliyeed ee kheyrka jecel Waxaan ka codsaneynaa iney nagala qeyb qaataan si dadka tabaaleysan aan
Afurka iska bixin karin aan wax u gaarsiino

Marwalba waxan utaganahay
Bulshadeyna Danta yar

Ka qeeb qaado Barnamijka
Afuri walalka Sooman.

Caawi walalaha oo garab istaag
Maalkaaga Aqontada lyo xogadaba

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252614400054

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Community Charity Organisation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Community Charity Organisation:

Share