Dhimbile Youth-Somalia

Dhimbile Youth-Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhimbile Youth-Somalia, Community Organization, Hodan, Mogadishu.

14/02/2026

Dad isku duuban ayaa guul gaarikara guuleysta,

13/02/2026

Waxaa haley magalada mugdisho kulan ku yeeshay qaar kamid ah dhalinyarada beesha dhimbile ee gobalka banadir gar ahan gudiga oo kulan layeesheen anbixin iyo is xog wareysi kuwaas oo ay ka socdaan magalada baydhabo jinaay mas,uliyiinta kala ah iyo taas oo ay xoojineyso midnimada iyo isku xirnaanta in aytahay awooda aan marna la dhayalsan karin. Waxaan leeyahay midnimada iyo wadajirka halaga shaqeeyo Mahadsanidiin,

Dhalinyaradu waa laf dhabarta bulshada gacmo wadajir ayaa wax ku goyaan aan gacamaha is qabsano dhalanyero guuleysta ins...
13/02/2026

Dhalinyaradu waa laf dhabarta bulshada gacmo wadajir ayaa wax ku goyaan aan gacamaha is qabsano dhalanyero guuleysta insha Allah

Waxaa haley magalada mugdisho kulan ku yeeshay qaar kamid ah dhalinyarada beesha dhimbile ee gobalka banadir gar ahan gu...
13/02/2026

Waxaa haley magalada mugdisho kulan ku yeeshay qaar kamid ah dhalinyarada beesha dhimbile ee gobalka banadir gar ahan gudiga oo kulan layeesheen anbixin iyo is xog wareysi kuwaas oo ay ka socdaan magalada baydhabo jinaay, mas,uliyiinta kala ah iyo taas oo ay xoojineyso midnimada iyo isku xirnaanta in aytahy awooda aan marna la dhayalsan karin. Waxaan leeyahay midnimada iyo wadajirka halaga shaqeeyo mahadsanidiin,

07/02/2026

Dhalanyeroy midnimada iyo wadajirka aan ilaalino Dad isku duuban ayaa guul gaarikara guuleysta,

Gacmo wadajir ayaa wax ku goyaan aan gacamaha is qabsano dhalanyero insha Allah
07/02/2026

Gacmo wadajir ayaa wax ku goyaan aan gacamaha is qabsano dhalanyero insha Allah

Waxaa maalin namadii sheley aheyd magalada mugdisho kulan ku yeeshay qaar kamid ah dhalanyerada beesha   ee gobalka bana...
07/02/2026

Waxaa maalin namadii sheley aheyd magalada mugdisho kulan ku yeeshay qaar kamid ah dhalanyerada beesha ee gobalka banaadir kulanka waxaa uu ahaa is dhex gal iyo is barasho.

Gacmo wadajir ayaa wax ku gooyaan.
29/01/2026

Gacmo wadajir ayaa wax ku gooyaan.

Dhalanyerada dhimbile ee gobalka banaadir oo isku duuban jaaliyaal guuleysta.
29/01/2026

Dhalanyerada dhimbile ee gobalka banaadir oo isku duuban jaaliyaal guuleysta.

28/01/2026

Teliyaha Guud ee Daraawiishta Koonfur Galbeed"

Degmada Awdiinle Gobalka Baay Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
25/01/2026

Degmada Awdiinle Gobalka Baay Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

Address

Hodan
Mogadishu

Telephone

+252618183196

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhimbile Youth-Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dhimbile Youth-Somalia:

Share