15/05/2024
Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 MAY ๐
Waxaan u hambalyo u direynaa shacabka soomaaliyeed gaara,ahaan dhalinyarada taasi oo ku aadan munasabada 15 ka may oo ku beegan markii la,aas aasay ururkii dhalinyarada somaaliyeed ( SOMALI YOUTH LEAGUE SYL )
Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed waxaa la aasaasay 1943-dii, waxaa ay ahaayeen dhallinyaro daโdoodu u dhxeeya 15-21 jir, waxeyna ahaayen dhalinyaro wadaniyiin ah unaso halgamay sida,ay dalkooda cadawga gumeystaha ooga dul qaadi la,haayeen halkan koodiina waxa uu noqday mid guuleystay
Sidaa awgeed dhamaan xubnaha ururka dhalinyarada ee Kobciye waxaa ay hambalyo udirayaan umada soomaliyeed gara,ahaan dhalinyarada waxaana lenahay hambalyo dhalinyaro maanta waa maalinteena ogaadana in uu dalkeena wali inoo bahan yahay .
Ururka dhalinyarada Kobciye