08/11/2025
Xarunta Daraasaadka Siyaasadaha iyo Istaratijiyadaha (Dhaab Institute for Policy and Strategic Studies), waxa u buuxsamay 2000 Kun oo taageerayaal ah (Followers).
Taageerayaasha iyo Daneeyayaashaba waxa aanu u diyaarin doonnaa barnaamijyo mudan oo matalaad bulsho ah. Daraasaad togan iyo doodo maangal ah oo waqtiga la jaanqaadaya.
Waad ku mahadsan tihiin in aad nala socotaan oo aad taageero iyo daneeyayaal noo tihiin.