Vulnerable community rescue organization VCRO

Vulnerable community rescue organization VCRO Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Vulnerable community rescue organization VCRO, Nonprofit Organization, Mogadishu.

Provision of Emergency life-saving Primary Health Care services to crisis affected populations in IDPs and vulnerable urban poor of the host community in Lower Shabelle, Bay and Galgaduud Regions

27/07/2026

πŸ“’ SEMINAR WACYIGELIN BULSHO.

Understanding Antibiotics and Antibiotics Misuse.

Fahamka Antibiyootigyada iyo Isticmaalka Khaldan

🩺 Waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyey:
Machadka Alimraan & Dhakhaatiirta Degmada

πŸ’‘ Ujeeddada Seminar-ka
Seminarkan waxaa loogu talagalay in bulshada lagu wacyigeliyo isticmaalka saxda ah ee antibiyootigyada, khataraha ka dhasha isticmaalka khaldan, iyo sidii looga hortagi lahaa iska-caabbinta antibiyootigyada (Antibiotic Stewardship and Healthcare Facility Policies").

(Presenter: Dr. Muqtar Hassan Nor).

Waxyaabaha lagu falanqeyn doono:

βœ… Waa maxay antibiyootig?
βœ… Goorma ayaa loo baahan yahay antibiyootig?
βœ… Maxay yihiin khaladaadka ugu badan ee isticmaalka antibiyootigyada?
βœ… Waa maxay Antimicrobial Resistance (AMR)?
βœ… Sidee looga hortagi karaa iska-caabbinta antibiyootigyada?
βœ… Doorka bulshada iyo xirfadlayaasha caafimaadka ee ilaalinta waxtarka antibiyootigyada.

🎯 Hal-ku-dhegga Seminar-ka

"Isticmaal Antibiyootigga si Mas'uuliyad Leh – Ilaali Caafimaadkaaga, Ilaali Mustaqbalka Daaweynta."

πŸ“Œ Fiiro Gaar ah.
βœ”οΈ Ka qaybgalka waa BILAASH (FREE).
βœ”οΈ Qof kasta waa ka faa'iidaysan karaa.
βœ”οΈ Diiwaangelin: Free.
βœ”οΈ Shahaado (Certificate): Haa.

πŸ“… Taariikh: 30-07-2026
πŸ—“οΈ Maalin: Khamiis
πŸ•“ Waqti: 3:30 PM

πŸ“ž Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
+252 612 729 794
+252 622 729 794

Seminars 2026

πŸŽ“ Aqoon kororsi maanta, caafimaad wanaagsan berrito.
Ku soo biir oo ka mid noqo bulshada ka shaqaynaysa isticmaalka saxda ah ee antibiyootigyada.



Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Vulnerable community rescue organization VCRO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Vulnerable community rescue organization VCRO:

Shortcuts

Share