Association of Somali Pathologists

Association of Somali Pathologists Association of Somali Pathologists is a medical association which unites all Somali Pathologists.

Waxaa si habsami leh u soo dhamaaday barnaamijkii Hands on training in cervical pap smear collection.Waxaa ka faaiidayst...
30/01/2026

Waxaa si habsami leh u soo dhamaaday barnaamijkii Hands on training in cervical pap smear collection.
Waxaa ka faaiidaystay qaybo kala duwan oo bahda caafimaadka katirsan.
Tababarka waxuu ka mid yahay ololaha kor loogu qaadayo wacyigalinta iyo baaritaanka ka hortaga kansarka ku dhaca minka afkiisa.

29/01/2026

Happening now cervical cancer screening

Maanta wayay haduu ilahay idmo tababarkii ku saabsanaay pap smear collection, dadkii is diiwangalshay waxaa noo balan ah...
29/01/2026

Maanta wayay haduu ilahay idmo tababarkii ku saabsanaay pap smear collection, dadkii is diiwangalshay waxaa noo balan ah galabta 3:00 iyo Jaamacada Ummada Soomalia medical campus ka.

Address

Afgoi Road
Mogadishu

Telephone

+252770712459

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Association of Somali Pathologists posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Association of Somali Pathologists:

Shortcuts

Share