Somali Awarness & Welfare Association SAWA

Somali Awarness & Welfare Association SAWA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Awarness & Welfare Association SAWA, Community Organization, Wadnaha Street, Mogadishu.

Ururka Wacyi-galinta Iyo Samafal Soomaaliyeed Ee SAWA Waa Urur Samafal aan Dowli Aheyn, Madax Banaan, Una Taagan Horumarinta Arrimaha Bulshada Iyo Tan Deegaanka.

28/09/2023

๐——๐—œ๐—š๐—ก๐—œ๐—œ๐—ก๐—ข ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ง๐—”๐—Ÿ๐—ข ๐—•๐—œ๐—ซ๐—œ๐—ก ๐—ซ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—”๐——๐—” ๐—˜๐—น-๐—ก๐—ถรฑ๐—ผ.

Todobada casho ee soo socota oo ah ๐—ฎ๐˜€๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฏ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฝ๐˜๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ iyo ๐—”๐˜€๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ข๐—ฐ๐˜๐—ผ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ waxaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿญ๐Ÿด ๐—š๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น ๐—ฒ๐—ฒ ๐——๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ lagu wargalinayaa in ay ka feejignaadaan khatar ay suurtagal tahay in ay ka timaado Roobab xoogan ee asbuucaan la-filayo.

Waxaan shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan umadda Muslimka ah ugu hambalyayneynaa munaasabadda xuska dhalashada Nabigeenn...
27/09/2023

Waxaan shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan umadda Muslimka ah ugu hambalyayneynaa munaasabadda xuska dhalashada Nabigeenna suuban ee Muxamed Nabad-gelyo iyo naxariis aan dhammaad lahayn korkiisa ha ahaatee ๏ทบ

Aan kuwada sallino dhammaanteen (ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุขู„ู‡ ูˆุณู„ู…)

25/09/2023
THE VALUE OF A SINGLE TREE ๐ŸŒณ๐ŸŒด๐Ÿชด๐Ÿ’š
16/09/2023

THE VALUE OF A SINGLE TREE ๐ŸŒณ๐ŸŒด๐Ÿชด๐Ÿ’š

13/09/2023

แด‹แดœ วซแดœส€xษช แด…แด‡แด‡ษขแด€แด€ษดแด‹แด€แด€ษขแด€ สœแด€สŸ ษขแด‡แด‡แด….
๐Ÿชด๐ŸŒณ

12/09/2023

Hแดส€แดœแดแด€ส€แด‹แด€ แด…แด‡แด‡ษขแด€แด€ษดแด‹แด€ แด‹แด€ษขแด€ วซแด‡สส™ วซแด€แด€แด…แด สœแด€สŸ ษขแด‡แด‡แด… แด€แด€แด… ส™แด‡แด‡ส€แด›แด.
๐Ÿชด๐ŸŒฟ๐ŸŒฑ๐ŸŒด๐ŸŒณ

International Women's Day is a global holiday celebrated annually on March 8 to commemorate the cultural, political, and...
08/03/2023

International Women's Day is a global holiday celebrated annually on March 8 to commemorate the cultural, political, and socioeconomic achievements of women.

;
;
;

"URURKA WACYI-GALINTA IYO SAMAFALKA SOOMAALIYEED EE SAWA" AYAA U DABAAL DAGAY SANAD GUURADA KOOWAAD EE URUR WEYNAHA SAWA...
23/02/2023

"URURKA WACYI-GALINTA IYO SAMAFALKA SOOMAALIYEED EE SAWA" AYAA U DABAAL DAGAY SANAD GUURADA KOOWAAD EE URUR WEYNAHA SAWA.

Ururka SAWA Ayaa La Aasaasay 22.02.2022 Waxaana U Buuxsantay Sanad.

SAWA waa Urur Wacyi-galin Iyo Samafal aan Dowli Aheyn, Madax Banaan, Una Taagan Horumarinta Arrimaha Bulshada Iyo Tan Deegaanka.

Mudadii Sanadka Ah Uu Jiray Ururka SAWA
Waxa Gaarnay Guulo Aad U Waa Weyn
Waxa Inoo Qabsoomay Barnaamijyo Fara Badan Oo Aan Halkaan Lagu Soo Koobi Karin.

Howlaha Ugu Waa Weyn Ee Uu Qabtay Ururka Weynaha SAWA Waxaa Ka Mid Ah:

1: Wacyigelinta Waxbarashada oo ku saabsan dhiirigelin Iyo talo siin Ardeyda Soomaaliyeed.

2: Seminars iyo Tababarro Dhamaystiran oo heer caalami ah oo aan u qabanay bulshada.

3: Barnaamijka Afuri Walaalkaa ee bishii barakeysaneyd ee Ramadaan, oo aan gaarsiin jirnay afur danyar masaakiin ah.

4: Ciidsiinta Caruurta Agoonta ah iyo kuwa danyar ah si ay farxada ula qeybsadaan caruurta dhigooda ah.

5: Waxaana sidoo kale soo bandhignay dad xanuunsan ee aan awoodin inay iska bixiyaan qarashaadka daawooyinka iyo tan Nolosha intaba, kuwaas oo ay caawiyeen muxsiniin Soomaaliyeed.

6: Waxaan ka Qeyb qaadanay Gurmadka loo sameynaayey Dadkii dhibaatada ka soo gaartay qaraxii SOOBE 2

Ugu dambeyn waxaan u mahadcelineynaa dhamaan haldoorada ku midownay Ururka SAWA Sharaf aye inoo tahay wakhti u huridda iyo garabsiinta dadkeyna waxaa rajaynaynaa inaa joogteeydoonno shaqadan ajarka iyo sharafta badan. 'Wa billaahi towfiiq'

MAHADSANIDIIN.

SOMALI AWARNESS AND WELFARE ASSOCIATION "SAWA"

22/02/2023
Maanta waa 12-ka bisha mowliid ee dhalashada xabiibkeena Nabi Muxamed ๏ทบAan kuwada sallino dhammaanteen (ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุข...
08/10/2022

Maanta waa 12-ka bisha mowliid ee dhalashada xabiibkeena Nabi Muxamed ๏ทบ

Aan kuwada sallino dhammaanteen (ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุขู„ู‡ ูˆุณู„ู…)

Jumca Mubaarak Dhamaan Umadda Somaliyed
26/08/2022

Jumca Mubaarak Dhamaan Umadda Somaliyed

Ururka SAWA waxa ay hambalyo u dirayaan dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ka gudubtay imtixaanka Qaranka ee Dugsiga sare ...
16/08/2022

Ururka SAWA waxa ay hambalyo u dirayaan dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ka gudubtay imtixaanka Qaranka ee Dugsiga sare Sanad Dugsiyeedka 2021-2022.

Address

Wadnaha Street
Mogadishu

Telephone

+252612239294

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Awarness & Welfare Association SAWA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Awarness & Welfare Association SAWA:

Share