Lower Shebelle Technical Training Institute.

Lower Shebelle Technical Training Institute. “Farsamo Baro ama Facaaga Tuug”

Ardeyda Caafimaadka barata oo sameenaya practical (Blood Grouping)💯
17/10/2025

Ardeyda Caafimaadka barata oo sameenaya practical (Blood Grouping)💯

17/10/2025

Xirfada Cilaanka 💅
Nolosha waxa ugu muhiimsan wa in aad xirfad baratid💯

  Lower Shabelle Technical Training InstituteFursad Gaar Ah Oo Lagu Baranayo Gargaarka Degdegga Iyo Xirfadaha Aasaasiga ...
09/09/2025

Lower Shabelle Technical Training Institute
Fursad Gaar Ah Oo Lagu Baranayo Gargaarka Degdegga Iyo Xirfadaha Aasaasiga Ah Ee Caafimaadka.
-Muddada Tababarka: 2 Bilood / -Qiimaha: Bilaash (Free)
Habka Waxbarashada: Casharro Iyo Practical
Goobta: Xamar Weyne – Ka Soo Horjeedka Muqdisho Mall
Diiwaangelinta: waxaa Lagu Soo Gabagabeynayaa 11/09/2025
Ha Seegin! Kusoo Biir Si Aad U Barato Xirfado Kaa Caawinaya Noloshaada Iyo Bulshadaada.

“ Machadka Tababarka Farsamada Ee Shabeelaha Hoose Wuxuu Idiin Wargelinayaa inuu Bilaabi Rabo Dhamaan Xirfadaha Aasaasig...
04/09/2025

“ Machadka Tababarka Farsamada Ee Shabeelaha Hoose Wuxuu Idiin Wargelinayaa inuu Bilaabi Rabo Dhamaan Xirfadaha Aasaasiga Ah Ee Caafimaadka isdiwaangelintu Waa Free Ka Faa’ideysi Wacan ”

Jumca Wanaagsan Dhamaan Umadda Muslimiinta Meel Weliba Aad Dunida Ka Joogtaan 🤍
07/08/2025

Jumca Wanaagsan Dhamaan Umadda Muslimiinta Meel Weliba Aad Dunida Ka Joogtaan 🤍

OGAYSIIS:Waxaan Dib Idiin Kugu Bilaabney Koorso English Fasal Cusub Ah Waxaa Bixinaya Machadka Tababarka Farsamada Ee Sh...
06/08/2025

OGAYSIIS:
Waxaan Dib Idiin Kugu Bilaabney Koorso English Fasal Cusub Ah
Waxaa Bixinaya Machadka Tababarka Farsamada Ee Shabeelaha Hoose
Koorsadan Waxa Ka Faa'idaysan Kara Dhammaan Ardayda Wax Ka Barata Machadka Tababarka Farsamada Ee Shabeelaha Hoose iyo kuwa kale ee doonaya inay bartaan.

Maxaad Uga Faa’iidaysanaysaa?
Horumari Xirfadahaaga Ku Aaddan Hadalka, Akhriska, Iyo Qorista.
Hel Kalsooni Buuxda Oo Ku Saabsan Ku Hadalka Luuqadda English-ka.
Baro Adiga Oo Uu Ku Hagayo Macallin Aqoon Leh Oo Ku Dhiirrigelinaya.
Kusoo Biira Bahda Machadka Tababarka Farsamada Ee Shabeelaha Hoose Oo Hel Aqoon Iyo Xirfado Heersare Ah.

Ka faaideyso fursadaan qaaliga ah 💯
04/08/2025

Ka faaideyso fursadaan qaaliga ah 💯

Jumca Wanaagsan😊
20/06/2025

Jumca Wanaagsan😊

13/06/2025

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Dhammaan bahda jecel waxbarashada waxaa la ogeysiinayaa in Machadka LTTI uu qiimo dhimis ah 40% u sameeyay bahda aadka u jecel in ay xirfadlayaal noqdaan.

FG: Qiimo dhimistaan waxa ay soconeysaa 14 June -30 June. Ka faa'ideysi wacan

"Farsamo baro ama facaa tuug"

“Farsamo Baro ama Facaaga Tuug”

Ciidul Adxa Wanaagsan 😊 Dhammaan umadda Soomaaliyeed meel waliba aad dunida ka joogtaanتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ...
06/06/2025

Ciidul Adxa Wanaagsan 😊
Dhammaan umadda Soomaaliyeed meel waliba aad dunida ka joogtaan

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال عيد كم مبارك

Address

Mogadishu

Telephone

+252613933958

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lower Shebelle Technical Training Institute. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Lower Shebelle Technical Training Institute.:

Share