22/08/2026
๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ฒ๐ ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ฒ๐ ๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฌ
Waxaan sharaf iyo farxad inoo ah inaan qayb ka noqonno Bandhigga"๐๐ง๐ง๐ฎ๐๐ฅ ๐๐๐ ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ง๐ฏ๐๐ฌ๐ญ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐
๐๐ข๐ซ ๐๐จ๐ซ ๐๐ฆ๐๐ฅ๐ฅ ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ข๐ฎ๐ฆ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ฉ๐ซ๐ข๐ฌ๐๐ฌ (๐๐๐๐ฌ)", oo ah madal muhiim ah oo isu keentay ganacsatada, maal-gashadayaasha, hayโadaha iyo bah-wadaagta horumarinta. Bandhigga oo ka dhacay ๐๐ช๐ฆ๐๐๐จ๐๐ค, ๐๐ค๐ค๐ข๐๐๐ก๐๐ฎ๐, 17โ19 ๐ผ๐๐ค๐ค๐จ๐ฉ๐ค 2026, wuxuu ahaa fursad muhiim ah oo lagu wadaagayay aqoon iyo waayo-aragnimo, laguna dhiirrigelinayay hal-abuurka iyo maalgashiga.
๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ waxay utaagantahay taageeridda ๐๐๐ก-๐๐๐ช๐ช๐ง๐ ๐, ๐๐๐ฃ๐๐๐จ๐๐๐, ๐๐ฌ๐ค๐ค๐-๐จ๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐๐๐ก๐ก๐๐ฃ๐ฎ๐๐ง๐๐๐ ๐๐ฎ๐ค ๐ ๐ค๐๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐ช๐ง๐จ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐ก๐.