Daadir Xasan Cabdi

Daadir Xasan Cabdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daadir Xasan Cabdi, Community Center, Diinsoor, Mogadishu.

07/02/2026

Asc

28/06/2024

Jumco wanaagsan qoys

08/03/2024

Cadaalada Hasareyso Yaa guuleystay cadaalada iyo cadaalada darada

06/03/2024
14/02/2024

Walaaliyaal midkee agtiina ku ween yahay @

Walaalka Ama walaasha far you page

Agtaada maku wen tahay

وَجَّهـتُ وَجْهِـيَ لِلَّذي فَطَرَ السَّمـواتِ وَالأَرْضَ حَنـيفَاً وَمـا أَنا مِنَ المشْرِكين ، إِنَّ صَلاتـي ، وَنُسُك...
07/12/2023

وَجَّهـتُ وَجْهِـيَ لِلَّذي فَطَرَ السَّمـواتِ وَالأَرْضَ حَنـيفَاً وَمـا أَنا مِنَ المشْرِكين ، إِنَّ صَلاتـي ، وَنُسُكي ، وَمَحْـيايَ ، وَمَماتـي للهِ رَبِّ العالَمين ، لا شَريـكَ لَهُ وَبِذلكَ أُمِرْتُ وَأَنا مِنَ المسْلِـمين . اللّهُـمَّ أَنْتَ المَلِكُ لا إِلهَ إِلاّ أَنْت ،أَنْتَ رَبِّـي وَأَنـا عَبْـدُك ، ظَلَمْـتُ نَفْسـي وَاعْـتَرَفْتُ بِذَنْبـي فَاغْفِرْ لي ذُنوبي جَميعاً إِنَّـه لا يَغْـفِرُ الذُّنـوبَ إلاّ أَنْت .وَاهْدِنـي لأَحْسَنِ الأَخْلاقِ لا يَهْـدي لأَحْسَـنِها إِلاّ أَنْـت ، وَاصْـرِف عَـنّْي سَيِّئَهـا ، لا يَصْرِفُ عَـنّْي سَيِّئَهـا إِلاّ أَنْـت ، لَبَّـيْكَ وَسَعْـدَيْك ، وَالخَـيْرُ كُلُّـهُ بِيَـدَيْـك ، وَالشَّرُّ لَيْـسَ إِلَـيْك ، أَنا بِكَ وَإِلَيْـك ، تَبـارَكْتَ وَتَعـالَيتَ أَسْتَغْـفِرُكَ وَأَتوبُ إِلَـيك
Waxaan u jeediyey wajigayga allihii abuuray cirarka iyo dhulka anigoo ka iilanaya (shirkiga) kamana mid ihi kuwa wax kula wadaajiyey (mushrikiinta), salaadayda , iyo gawracayga (cibaadadayda) iyo nolashayda iyo geeridayduba waxay u sugnaadeen ilaahaygii caalamkoo dhan rabbigooda ahaa,cid wax la wadaagtana malaha sidaas baana la i amray waxaana kamid ahay muslimiinta (hogaansamayaasha). allow adigaa ah boqorka, ilaah majiro xaq lagu caabudo adiga mooyee, adigaa ah rabbigay ,aniguna waxaan ahay adoonkaaga, waxaan dulmiyey naftayda, waana qirtay dambigayga, ee ii dambi dhaaf dambiyadayda dhamaantood, ma dhaafo dambiyada adiga mooyee, igu hanuunina akhlaaqda teeda ugu wanaagsan, kuma hanuuniyo teeda wanaagsan adiga mooyee, igana jeedi teeda xun, igama jeediyo teeda xun (akhlaaqda) adiga mooyee, allow waan ku ajiibay, waana kugu liibaanay, khayr oo idilna waa labadaada gacmood dhexdood, sharkuna xaggaaga ma aha, aniguna adiga umbaan ku joogaa,xagaagana waan ahaaday, waad baraka badnaatay, waadna kor ahaatay, waxaan ku weydiisanayaa inaad ii dambi dhaafto, waana kuu toobad keenayaa

Allow waxaan ku mahadinayaa in dhan muga cirarka iyo dhulka, iyo waxa u dhaxeeya iyo muga waxaad doonto kadib , waxaad t...
07/12/2023

Allow waxaan ku mahadinayaa in dhan muga cirarka iyo dhulka, iyo waxa u dhaxeeya iyo muga waxaad doonto kadib , waxaad tahay ehelka ammaanta iyo sharfta ,waana waxa ugu xaqsan ee uu yiraahdo adoonku, gidigano waxaan kuu nahay adoomo, allow lama diidi karo wixii aad bixisso, lamana bixin karo wixii aad diido, mana anfacayso ka deeqda lihi deeqdiisu agtaada

Address

Diinsoor
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daadir Xasan Cabdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share