๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—”๐—น๐—ถ ๐˜„๐—ผ๐˜€๐—ต

  • Home
  • Somalia
  • Mogadishu
  • ๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—”๐—น๐—ถ ๐˜„๐—ผ๐˜€๐—ต

๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—”๐—น๐—ถ ๐˜„๐—ผ๐˜€๐—ต Page kaan waa midka rasmiga ah ee Dhalinyarada ๐˜พ๐™–๐™ก๐™ž๐™™๐™๐™ž๐™œ๐™—๐™ž๐™ก ๐™š๐™š ๐™„๐™จ๐™–๐™–๐™ฆ ๐˜ฟ๐™–๐™–'๐™ช๐™ช๐™™ ( Daa'uud Wadasame ) ๐™๐™ค๐™ก๐™ก๐™ค๐™ฌ ๐™™๐™๐™š๐™

28/03/2026

Waxaa Soo idlaaday gogoshii Tacsiyadda Nabadoon Ali Hussein Jim'ale (Ali wosh)
Alle ha unaxariisto Nabadoon

Waxaa si Rasmi ah  usocdo buuga Tacsiyadda Nabadoon AUN (Ali wosh)
27/03/2026

Waxaa si Rasmi ah usocdo buuga Tacsiyadda Nabadoon AUN (Ali wosh)

Qaar kamid ah kasoo Qeeb galayaasha buuga Tacsiyadda Nabadoon Ali Hussein Jim'ale (Ali wosh)
26/03/2026

Qaar kamid ah kasoo Qeeb galayaasha buuga Tacsiyadda Nabadoon Ali Hussein Jim'ale (Ali wosh)

26/03/2026

Gudoomiye Jimcaale Dhoosh ayaa galabta si rasmi ah u Daahfuray gogosha Tacsiyadda Nabadoon Ali Hussein Jim'ale ( Ali wosh)

Marxuumka alle ha unaxariisto khabrigiisa alle ha uwaawiciyo , janatul fardoos alle ha siiyo ๐Ÿคฒ

Waxaa si Rasmi ah u furmay buuga Tacsiyadda Nabadoon Ali Hussein (Jim'ale Ali wosh)
26/03/2026

Waxaa si Rasmi ah u furmay buuga Tacsiyadda Nabadoon Ali Hussein (Jim'ale Ali wosh)

Waxaa goor dhaw furmidoono buuga Tacsiyadda Nabadoon Ali Hussein Jim'ale (Ali wosh)
26/03/2026

Waxaa goor dhaw furmidoono buuga Tacsiyadda Nabadoon Ali Hussein Jim'ale (Ali wosh)

AUN Nabadoon Ali Hussein Jim'ale (Ali wosh) Kulan Duco iyo Qur'aan aqris ayaa loo sameyndoonaa galab  khamiis oo soogale...
25/03/2026

AUN Nabadoon Ali Hussein Jim'ale (Ali wosh)
Kulan Duco iyo Qur'aan aqris ayaa loo sameyndoonaa galab khamiis oo soogaleyso habeen Jimco insha Allah. Kadib sitoos ah ayee ubilaawanee kulanka guud ee Tacsiyadda. I.a

Tacsiyadda Nabadoon-ka 27/03/2026 oo ah maalin jimco ah kulan balaaran ayaa kadhicidono xaruntaan school SIIDII.

Amiin ๐Ÿคฒ Yaa Rabi AUN
16/03/2026

Amiin ๐Ÿคฒ Yaa Rabi AUN

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska ehelka, iyo dhammaan asxaabta uu ka baxay Nabadoon Cali Xuseen Jimcaale oo gacan ka xaq daran ku dishay magaalada Muqdisho.

Alle ha u naxariisto marxuumka, janadiisana haka waraabiyo. Samir iyo iimaan Alle haka siiyo qoyskiisa, ehelkiisa iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

16/03/2026

Nabadoon Ali wosh oo iilka la dhigay gurigiisa rasimiga ahna tagay isagoo cadaalad helin.

ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุงู„ุฑุงุฌุนูˆู†Date : 16/3/2026Waxaan u mahad celineynaa dhammaan ehelka  iyo saxiibada nooga soo tacsiyeeysa...
16/03/2026

ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุงู„ุฑุงุฌุนูˆู†
Date : 16/3/2026

Waxaan u mahad celineynaa dhammaan ehelka iyo saxiibada nooga soo tacsiyeeysay geerida ku timid Nabadoon Ali Hussein Jim'ale ( Ali wosh) iyo kuwa nagala qeyb galay janaazadiisa iyo Duugtiisi maanta. Geeridu waa xaq, waxaana Alle ugu baryenaa in uu Nabadoon-ka Naxriistiisa siiyo, qabrigiisa u wasaciyo, kitaabkiisana midigta haka siiyo. Alle idinkiiis.

Runtii Nabadoon-ka waxa uu geeriyooday Bisha Ramadan 27 keeda oo ah habeen kheer badan , taas oo geeridiisa sabab unoqotay gacan ka xaqdaran , Waxaa lagu dilay Degmada Wadajir , gaar ahaan waaxda cadde. rabigooda ayaa xisaabta kufilan oo maalinta xaqa kala xisaabindoono.

Waxaa rajeyneynaa in Nabadoon-ka uu helo cadaalad ku filan insha Allah.

Alle ha unaxariisto Nabadoon Ali Hussein Jim'ale ( Ali wosh)

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—”๐—น๐—ถ ๐˜„๐—ผ๐˜€๐—ต posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share