Dooy 24 media

Dooy 24 media Madasha Talawadaag Waa Madal Aragti wadaaag Soogudbisa Aragtiyaha Bulshada Gaar ahaan Mida Dhalinyar

09/08/2026
Madaxda Dowlada Federaalka oo ugu h**eeyaan Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada, Senotero, xildhibaano, xildhibaano i...
07/08/2026

Madaxda Dowlada Federaalka oo ugu h**eeyaan Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada, Senotero, xildhibaano, xildhibaano iyo Wasiiro katirsan Koonfur Galbeed, culimada waa weyn ee soomaaliya, haldoorka haweenka, iyo bulsho aad u fara badan ayaa hoyga uu ka degan yahay Magalaada Muqdisho ku booqanaya Wasiir h**e Mudane Abdisalam Haji Hussein.

Abdisalam Sheikh Hussein wuxuu soo noqdey
Wasiirkii Garsoorka iyo Arrimaha Diinta intii u dhaxeysay 1973-1978, wasiirkii Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha wasiirkii Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta sare, wasiirkii Beeraha, 1976dii wuxuu kamid ahaa Xubinihii Golihii Dhexe X.H.K.S, sidoo kale Xildhibaan ka noqday Golihii Shacabka , hada oo ah oday soomaaliyeed ku nool Wadanka Masar wuxuu safar booqasho ah ku joogaa Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho.

Bulshada iyo madaxda soomaaliya ayaa hoygiisa u booqanaya si aan caadi aheyn taasi oo ka dhigan in uu yahay khabiir dowladeed faham fiican u leh geedi socodka dowlad dhiska curdunka ah ee dalkeena waana shaqsi waxbadan ka yaqaana dalka iyo dowladaha deriska la ah soomaaliya.

Bashir Barre iyo qaar kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa booqday Wasiir H**e Rug-cadaa Siyaasadeed Dr. Cabdisalaam ...
07/08/2026

Bashir Barre iyo qaar kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa booqday Wasiir H**e Rug-cadaa Siyaasadeed Dr. Cabdisalaam Sheekh Xuseen, oo muddo dheer kadib dalka dib ugu soo laabtay.

Dr. Cabdisalaam Sheekh Xuseen ayaa kamid ahaa masuuliyiintii xilal wasiirnimo oo kala duwan kasoo qabtay dowladdii kacaanka, isagoo leh waayo-aragnimo dheer oo dhinaca siyaasadda iyo maamulka ah.

Booqashada ayaa ahayd mid lagu muujinayo ixtiraamka loo hayo haldoorka dalka iyo ka faa’iidaysiga waayo-aragnimada jiilashii h**e.

06/08/2026

Wasiirkii h**e ee Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cabdisalaan Sheekh Xuseen, ayaa maanta booqasho sharaf iyo salaam ah loogu tegay, iyadoo ay booqashadaas ka qeyb galeen madax sare iyo wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya
Booqashadan ayaa ahayd mid lagu muujinayay xushmad, is-xogwareysi iyo xoojinta xiriirka iyo wada-shaqeynta masuuliyiinta Soomaaliyeed. See less

SAWIRRO: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdis...
02/08/2026

SAWIRRO: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho si diirran ugu soo dhoweeyey Dr. Cabdisalaan Sheekh Xuseen, oo ah siyaasi rug-caddaa ah kana mid ahaa masuuliyiintii ugu sarreysay dowladdii Kacaanka.

25/07/2026

Gudoomiyaha La isku raacay Gudoomiye Daadirey.

14/07/2026

Wasiir Ahmed Baashi ayaa maanata Xarunta olalaha wasiir jaamaca kala qayb galay Kulan taageero ah oo ay Aqoonyahanada Dhalinayara, Waxgaradaka Beesha Dabare ku taageereen Musharax Gudoomiyaha Barlamaanka KGS Abdulkadir Mohamed Nur

Sawiro : Soo dhaweyntii Musharax Godoomiyaha Barlamaanka Dalka Waziir Jaamac magaalada Baydhabo.
06/07/2026

Sawiro : Soo dhaweyntii Musharax Godoomiyaha Barlamaanka Dalka Waziir Jaamac magaalada Baydhabo.

06/07/2026

Gudoomiye Daadirey Cududiisa Taageero Banaanka ayuu keenay maanta.”

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dooy 24 media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share