Cigal haji community group

Cigal haji community group CHCG

17/05/2026
Madaxweyne Cabdi Caziz Laftagereen khaladaad siyaasadeed waa galay Markii uu ku mowqif noqonaayey qowleysatada Xamar xar...
16/03/2026

Madaxweyne Cabdi Caziz Laftagereen khaladaad siyaasadeed waa galay Markii uu ku mowqif noqonaayey qowleysatada Xamar xaruntooda yahay ee Hiraab lkn madaxweyne koonfur galbeed Hadda joogo madaxweyne ka fiican ma helaayaan Reer Koofur galbeed.

Laftagereen caleemo saarkii Firdhiye ee Laascaano wuu diiday asigoo la dareen ah shacabka koonfur Galbeed oo uu yiri meel lagu dhibaateeyey shacabka Digil iyo mirifle uma tagayo Nacamleeyn iyo celeemo saar;

Reer koonfur Galbeed waxaan leeyahay garab istaaga madaxweynihiina C/casiis laftagereen.

19/02/2026
Xildhibaan Cabdirisaaq macalin Ciid ayaa biyo dhaamis u sameeyey dadku uu ku  matalo ee ku sugan degmooyinka matabaan be...
19/02/2026

Xildhibaan Cabdirisaaq macalin Ciid ayaa biyo dhaamis u sameeyey dadku uu ku matalo ee ku sugan degmooyinka matabaan beergadiid feerfeer iyo duleedka magaaladda Baladweyne dadkii loo sameeyey boya dhaaminta ayaa u mahad celiyey Xildhibaanka iyaga oo balan qaadey in garab taagan yihiin markasta Xildhibaankooda iyo wasiirkooda oo isagana horey u gaarsiiyey

Address

Guled Street
Mogadishu

Telephone

+252616560487

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cigal haji community group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Cigal haji community group:

Share