Badbaado Center

Badbaado Center BLCC is not partisan, BLCC is a law firm which promotes and innovative, values based approach OUR ACTIVITY
Trainings Aimed At Building The Capacity.

Introduction
Badbaado is non-governmental, independent organization that aims at to be standard and active working on issues regarding to the law and human rights. It was founded on July, 2018 after emerging the need of activists for the primary rights of human being and records them at the same time. OBJECTIVES
The objectives of Badbaado organization is to create a stable environment based on com

munity who are free from every discriminative action mainly race, color, nationality, gender, religion and political views which can create an understanding and collaboration among the people that can enable prioritizing the law and order, human rights and people to understand their talents, knowledge and activities. Mission
The Mission of Badbaado organization is to create a stable environment based on community who are free from every discriminative action mainly race, color, nationality, gender, religion and political views which can create an understanding and collaboration among the people that can enable prioritizing the law and order, human rights and people to understand their talents, knowledge and activities

Vision
The vision of Badbaado organization is to lead areas of legal consultancy in Somalia and east African region. It provides these services:-

• Providing legal consultancy.
• Supporting people with transparent advocacy on justice.
• Giving awareness to the people.
• Training people. Discussions
Being Peace-Seeker. Seminars
Trainings Aimed At Building the Capacity

Xafiiska BLCC waxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Maryan Abdi Adan oo ka mid ah bahda xafiiska oo ka qalin jabiyay Kul...
04/10/2023

Xafiiska BLCC waxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Maryan Abdi Adan oo ka mid ah bahda xafiiska oo ka qalin jabiyay Kuliyada Qanuunka ee Jaamacada Sima

Xafiiska BLCC waxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Khadra Said Abdulle oo ka mid ah bahda xafiiska oo ka qalin jabiyay ...
04/10/2023

Xafiiska BLCC waxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Khadra Said Abdulle oo ka mid ah bahda xafiiska oo ka qalin jabiyay Kuliyada Qanuunka ee Jaamacada Simad.

Guud ahaan waxaan umadda muslimiinta ugu hambalyeyneynaa munaasabadda 12ka Bisha Mawliid ee ah maalinkii uu dashay Nabig...
27/09/2023

Guud ahaan waxaan umadda muslimiinta ugu hambalyeyneynaa munaasabadda 12ka Bisha Mawliid ee ah maalinkii uu dashay Nabigeena Muxammed ﷺ.

Jimco wanagsan Ummada Muslimiinta gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed
14/07/2023

Jimco wanagsan Ummada Muslimiinta gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed

Hambalyo! Xarunta la talinta sharci ee BLCC, waxay umaddaSoomaaliyeed ugu hambalyeeyneysaa munaasabadda 1da Luulyo oo ku...
01/07/2023

Hambalyo! Xarunta la talinta sharci ee BLCC, waxay umadda
Soomaaliyeed ugu hambalyeeyneysaa munaasabadda 1da Luulyo oo ku beegan 63 sano guuradii kaso wareegtay markay xorooben goboladda Koofureed ee dalka iyo Midnimadii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koofur.

Xarunta La talinta sharci ee BLCC waxay umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyneysaa munaasabadda Ciidul Adhaa. Meel walba o...
27/06/2023

Xarunta La talinta sharci ee BLCC waxay umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyneysaa munaasabadda Ciidul Adhaa. Meel walba oo aad joogtaan farxad iyo baraare ku ciiida

Xarunta la talinta sharci ee BLCC waxay umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyneysaa munaasabadda 26ka Juun oo ku beegan 63 ...
26/06/2023

Xarunta la talinta sharci ee BLCC waxay umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyneysaa munaasabadda 26ka Juun oo ku beegan 63 sano guuradii kaso wareegtay markay goboladda Waqooyi heleen gobanimada.

Bulsho kasta waxa lagu qiyaasaa sida ay ula dhaqanto dumarkeeda iyo gabdhaheeda. Dulmiga ka daaya laf dhabarta bulshadee...
19/06/2023

Bulsho kasta waxa lagu qiyaasaa sida ay ula dhaqanto dumarkeeda iyo gabdhaheeda. Dulmiga ka daaya laf dhabarta bulshadeena
- MICHELLE OBAMA-

19 June oo ku beegan maalinta ciribtirka tacadiya loo geysto haweenka xiliyida dagaalada, BLCC waxaa ka go'an wacyi galinta bulshada iyo ka qeyb qaadashada horimarinta nabadgalyada haweenka Soomaaliyeed

Waxaa si habsami leh noogu soo idlaaday dood wadaaga ay soo qabanqaabisay Xarunta BLCC kuna saabsaneed U HOGGAANSANAANTA...
27/05/2023

Waxaa si habsami leh noogu soo idlaaday dood wadaaga ay soo qabanqaabisay Xarunta BLCC kuna saabsaneed U HOGGAANSANAANTA IYO HIRGELINTA SHARCIGA.
BLCC waxaa ay u mahadcelineeysaa Xildhibaanada, Sharciyaqaanada, Saraakiisha iyo dhamaan ka soo qeebgalayaasha doodda si gaar ah Xoghayaga Gudiga Garsoorka Awqaafta iyo Arimaha Diinta BJFS Xildhibaan Gobsan Muhamed iyo Qareen Mohamed Hassan

A panel discussion organized by BLCC Center on the topic of Compliance and IMPLEMENTATION OF THE LAW has been successful concluded.
BLCC has the pleasure to thank the MPs, Lawyers, officers and all the participants in the debate, hence special thanks to the Secretary General of the Judiciary Committee and Religious Affairs BJFS MP Gobsan Muhamed and lawyer Mohamed Hassan.

Doodeena maanta oo ciwaankeeda uu yahay  " U HOGAANSANAANTA IYO HIRGELINTA SHARCIGA".BLCC Waxa ay rajeyneynsaa in doodan...
27/05/2023

Doodeena maanta oo ciwaankeeda uu yahay " U HOGAANSANAANTA IYO HIRGELINTA SHARCIGA".

BLCC Waxa ay rajeyneynsaa in doodani ay noqoto mid dhaxal gal ah oo abuurto isbedel.

Xoghayaha Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta BJFS Xildhibaan Gobsan Muhuhumed ayaa ka mida masuliyiinta qey...
27/05/2023

Xoghayaha Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta BJFS Xildhibaan Gobsan Muhuhumed ayaa ka mida masuliyiinta qeybta ka ah si doodeena maanta oo ciwaankeeda uu yahay " U HOGAANSANAANTA IYO HIRGELINTA SHARCIGA".

BLCC Waxa ay rajeyneynsaa in doodani ay noqoto mid dhaxal gal ah oo abuurto isbedel.

AVV Mohamed Hassan Nur ayaa ka mida masuliyiinta qeybta ka ah  si doodeena maanta oo ciwaankeeda uu yahay  " U HOGAANSAN...
27/05/2023

AVV Mohamed Hassan Nur ayaa ka mida masuliyiinta qeybta ka ah si doodeena maanta oo ciwaankeeda uu yahay " U HOGAANSANAANTA IYO HIRGELINTA SHARCIGA".

BLCC Waxa ay rajeyneynsaa in doodani ay noqoto mid dhaxal gal ah oo abuurto isbedel.

Address

Abdi Aziiz District
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 16:00
Tuesday 09:00 - 16:00
Wednesday 09:00 - 16:00
Thursday 09:00 - 16:30
Saturday 09:00 - 16:00
Sunday 09:00 - 16:00

Telephone

+252614470691

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badbaado Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Badbaado Center:

Share