United Ja'ar Umbrella

United Ja'ar Umbrella Pagekaan Waa Pageka Rasmiga Ah,Ee Uu leeyahay Midawga Dalada Jacareed.

02/05/2024
Warsame Yassin Osman Xusuus hare iyo ( Soomaaliya ).O.H.R.M   1974/ 75Sawirkan, waa ceelka keliya ee matoorka, kuna yaal...
13/09/2023

Warsame Yassin Osman
Xusuus hare iyo ( Soomaaliya ).

O.H.R.M 1974/ 75

Sawirkan, waa ceelka keliya ee matoorka, kuna yaallay barxadda tuulada Jacar iyo ardeyda.

FG. Ardey u baqooley degmada Ceelbuur, ka dib loo kala qaybiyey sida, Bargaan, Galhareeri, Wabxo, Jacar iyo tuulooyin kale.. Si walaalaheen reer miyiga ah usoo barno qorista Far-soomaaliga.

Anigu tuulada Jacar ayaan nasiib u yeeshey.

Maanta iyo tuulada Jacar ?
Allow sahal ammuuraha soomaalida.
Aammiin

Kulanka Bahda UJU iyo macalimiinta:.Muqdiaho_Somalia    Tr: 22/06/2023.Shalay waxaa inoo qabsoomay Kulanka  aad uqiimo b...
23/06/2023

Kulanka Bahda UJU iyo macalimiinta:.
Muqdiaho_Somalia Tr: 22/06/2023.

Shalay waxaa inoo qabsoomay Kulanka aad uqiimo badan kaasoo aan la qaadanay Macalimiinta iskulka jacareed.

Shirka waxaa kasoo qayb galay.
schoolka. 10 qofood oo xubnaha UJU kamida Iyo 3 kamida macaliminta oo uu horkacayo Maamulaha Schoolka.

Kulanku inti uu socday waxaa looga hadlay qodobo gaaraya ilaa 2qodob kuwaasoo kala ah.
1: is xog wareysi guud, Shirka sanadlaha ee macaliminta iyo Bahda UJU kaasoo ay macalimintu warbixin dhameystiran nagasiiyeen arimaha Schoolka jacared noogunasheegen in uu sanadkaa yeelanayo ardayda dhigatana ay kor udhaafayso, kuwaas oo ay usimanyihiin wiilal iyo gebdhaba.
2: Sidookale Inti shirku socday waxaa laga hadlay lacagaha uu uruka UjU schoolka kukabo iyo sida aan ka yeeli laheyn, taasoo iyana aan isla wada qaadanay in howshu sideedi usii socoto qaan bixiyayaashuna ay dadaalkooda sii laban laabaaan, si aysan howshi sida naf hurnimada ah lagu soobilaabay kuna wadnay aysan u istaagin

Qebihi dambo ee shirka waxaan macaliminta kusagootinay dar daaran iyo in ay sii laban laabaan howsha adag ay uhaayaan dadkooda iyo deegankooda.

Geban Gebadii waxaan halkaan uga soojeedineynaaa dhamaan inta Deg. Jacar kudhalatay Ama udhalatay iney kaqeyb qaataan horumarinta Scholka iyo Hospitalka oo aysan Cidna kuhaleyn ileen deegaan kasta dadkiisaa dhisteee.

Address

Km4
Mogadishu

Telephone

+252618002815

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when United Ja'ar Umbrella posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share