Somali Women in Environment and Climate Change - SWECC

Somali Women in Environment and Climate Change - SWECC SWECC empowers women to actively engage and participate environmental and climate actions efforts

Waxaa sharaf noo ah inaan Maanta  ka qeyb galnay ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ, oo a...
21/08/2025

Waxaa sharaf noo ah inaan Maanta ka qeyb galnay ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ,
oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada.

Agaasime Najmo Khalif Mohamed ayaa nooga qayb gashay Dood Cilmiyeed ciwaankeedu yahay:
โ€œ๐—ซ๐—ผ๐—ผ๐—ท๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ž๐—ฎ-๐—ค๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต โ€“ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ ๐—จ-๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ถ๐˜€ ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐—š๐—ผโ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—ป-๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ.โ€

Waxa ay ka hadashay doorka ay ka qaadan karaan ururada bulshada rayidka ah, gaar ahaan kuwa ay hogaamiyaan Haweenka iyo Dhalinyarada , iyo xirfadaha ay u baahan yihiin marka ay uqareemayaan arrimaha Isbedelka Cimilada.

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada - JFS

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐š๐๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“Muqdisho, SoomaaliyaWaxaa si rasmi ah kusoo dhammaaday Shirka Haweenka Soom...
05/08/2025

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐š๐๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

Muqdisho, Soomaaliya

Waxaa si rasmi ah kusoo dhammaaday Shirka Haweenka Soomaaliyeed ee Cimilada, kaas oo ay soo agaasintay hayโ€™adda Women in Environment and Climate Change (SWECC), kuna qabsoomay magaalada Muqdisho.

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray:
Doorka haweenka ee la dagaallanka isbedelka cimilada, Baahida loo qabo cadaalad cimiladeed oo ay haweenku si dhab ah uga muuqdaan, Xoojinta awood-siinta haweenka deegaanka iyo cimilad. Halku dhigu waxa uu ahaa
"Haweenka Soomaaliyeed iyo Cadaaladda Cimilada: Baaq loo dhan yahay".

Shirka wuxuu kusoo dhammaaday guul, waxaana kasoo baxay: Qodobo muhiim ah oo lagu horumarinayo ka-qaybgalka haweenka
Goโ€™aammo la xiriira sidii haweenka Soomaaliyeed looga dhigi lahaa laf-dhabar u taagan xalinta caqabadaha cimilada

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ka qaybgalayaashii, qabanqaabiyeyaasha iyo bahda deegaanka ee dadaalka muuqda ka geystay guusha shirka.





Address

Muna Apartment, Taleh Street, Hodan District
Mogadishu

Telephone

+252612222200

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Women in Environment and Climate Change - SWECC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Women in Environment and Climate Change - SWECC:

Share