DhisTech

Directions Website

DhisTech DhisTech is a modern company specializing in Software Development, Web & Graphic Design, Social Media Management, Cybersecurity, and Domain & Hosting Services.

We serve our clients professionally, helping turn their ideas into tangible impact.

Ka hor 😓 ➜ Kadib 😄Ma ku daashay:📚 Buugaag badan?❌ Xisaab khaldan?📦 Alaab aan si sax ah loo maamulin?💳 Daymo aan si fudud...
30/07/2026

Ka hor 😓 ➜ Kadib 😄

Ma ku daashay:

📚 Buugaag badan?
❌ Xisaab khaldan?
📦 Alaab aan si sax ah loo maamulin?
💳 Daymo aan si fudud loola socon?
💸 Qarashaad badan oo aan la diiwaangelin?
🏪 Bakhaar aan si habsami leh loo maamulin?

EhantiPOS ayaa kuu ah xalka. ✅

Hal nidaam oo keliya ayaad ku:
📈 La socon kartaa iibkaaga
📦 Maamuli kartaa alaabtaada
💰 Ogaan kartaa faa'iidadaada
📊 Helaysaa warbixinno degdeg ah
💳 La socon kartaa daymaha macaamiisha iyo kuwa ganacsiga
💸 Diiwaangelin & la socodka dhammaan qarashaadka kaa baxa
🏪 Maamuli kartaa bakhaarkaaga isla markaana la socon kartaa dhaqdhaqaaqa alaabta

Ganacsi Casri ah. Maamul Fudud.

🚀 Ku bilow EhantiPOS maanta, kana dhig ganacsigaaga mid si hufan oo casri ah loo maamulo.

Ha lumin waqti iyo lacag oo qaado nidaamka EhantiPOS.

EhantiPOS wuxuu kuu sahlayaa inaad ganacsigaaga maamusho si xirfad leh, meel kasta iyo waqti kasta.

📩 Nala soo xiriir si aad u hesho Demo bilaash ah.
Website: ehanti.com
Email: [email protected]
Whatsapp: wa.me//+252612289073










See less

Weli ma waxaad ku maamushaa dukaankaaga buug iyo qalin?Waa waqtigii aad u wareegi lahayd maamulka casriga ah.EhantiPOS w...
26/07/2026

Weli ma waxaad ku maamushaa dukaankaaga buug iyo qalin?

Waa waqtigii aad u wareegi lahayd maamulka casriga ah.

EhantiPOS waa nidaam casri ah oo kaa caawinaya inaad si fudud u maamusho ganacsigaaga.

✅ Maamul alaabtaada
✅ Diiwaangeli iibka
✅ La soco daymaha
✅ Soo saar invoices
✅ La soco faa'iidada iyo khasaaraha
✅ Arag warbixinno Malinle/Asbucle/Bile/Sanad
✅ Maamul laamaha
✅ Hel shaashad guud oo kala soco macluumadka duganka
✅ Keydso macaamiishaada
✅ Ku isticmaal Mobile kaaga ama qalab yada kale duwan
✅ Meel waliba aad joogto waad isticmaali kartaa

🎯 Ku habboon:

🛒 **(Dukaamada Waaweyn)**
🏪 **(Dukaamada Tafaariiqda)**
🛍️ **(Dukaamada Yaryar ee Raashinka iyo Agabka)**
📦 **(Dukaamada Jumlada)**
👕 ** (Carwooyinka iyo Dukaamada Dharka)**
👟 **(Dukaamada Kabaha)**
👜 **(Dukaamada Boorsooyinka iyo Agabka Qurxinta)**
💄 **(Dukaamada Qurxinta iyo Isqurxinta)**
📱 **(Dukaamada Taleefannada Gacanta)**
💻 **(Dukaamada Elektaroonigga iyo Kombiyuutarrada)**
⌚ **(Dukaamada Saacadaha iyo Agabka Kale)**
🏠 **(Dukaamada Agabka Guriga iyo Jikada)**
🧸 **(Dukaamada Alaabta Carruurta lagu Ciyaaro)**
🎁 **(Dukaamada Hadiyadaha)**
🛠️ **(Dukaamada Qalabka Dhismaha iyo Dayactirka)**

Ha lumin waqti iyo lacag oo qaado nidaamka **EhantiPOS**.

**EhantiPOS** wuxuu kuu sahlayaa inaad ganacsigaaga maamusho si xirfad leh, meel kasta iyo waqti kasta.

📩 Nala soo xiriir si aad u hesho Demo bilaash ah.
Website: ehanti.com
Email: [email protected]
Whatsapp: wa.me//+252612289073










Hambalyo Maalinta Xorriyadda!Waxaan dhamaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee Sanad-g...
25/06/2026

Hambalyo Maalinta Xorriyadda!
Waxaan dhamaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee Sanad-guurada 66-aad ee kasoo wareegtay Maalinta Xorriyadda (26-ka June 2026). Sanadkan kiisa kale nabad iyo barwaaqo allow na gaarsii. Maalin farxad leh!

Eid Wanaagsan! Allaha naga aqbalo acmaasha suuban sanadkan iyo sanadka soo socda caafimaad nabad iyo barwaaqo alaha nagu...
26/05/2026

Eid Wanaagsan! Allaha naga aqbalo acmaasha suuban sanadkan iyo sanadka soo socda caafimaad nabad iyo barwaaqo alaha nagu gaarsiiyo

XALKA SAXDA AH EE GANACSIGAAGEhantiPOS waa nidaam casri ah oo si fudud u maamulaya:-1. Iibka maalinlaha 2. Tirada Macaam...
17/04/2026

XALKA SAXDA AH EE GANACSIGAAG

EhantiPOS waa nidaam casri ah oo si fudud u maamulaya:-

1. Iibka maalinlaha
2. Tirada Macaamiisha
3. Faa'idada iyo qasaaraha
4. La socodka deeymaha
5. La socodka baqaarka
6. Report maalinle/asbuucle/bile
7. Macaamiisha aad alaabta ka soo gadato
8. Ku maamulida xarumaha kala duwan

Waa hal nidaam loo isticmaali karo noocyo kala duwan oo dugaamo ah sida pharmacy,carwooyinka iyo beauty salons iyo kuwa kale la mid ah.

Fadlan hadii aad xiiseeynayso soo dalbo.

Whatsapp : https://wa.me/+252612289073
www.dhistech.com

𝗝𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 | جمعة مباركة |
17/04/2026

𝗝𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 | جمعة مباركة |

Ma ku daashay jahawareerka, Dalabaad, macaamiil iyo lacag is dhex yaac ah?DawarHub ayaa kuu keenaya xal fudud.✔ Ku maamu...
15/04/2026

Ma ku daashay jahawareerka, Dalabaad, macaamiil iyo lacag is dhex yaac ah?

DawarHub ayaa kuu keenaya xal fudud.
✔ Ku maamul wax walba hal meel

🌟Hadda tijaabi (Demo): 👉 www.demo-tms.dhistech.com
Ku soo biir tolaayasha casriga ah oo ka dhig ganacsigaaga mid hagaagsan oo guulaysta.
🌐 Booqo: www.dhistech.com
📞 Wixii faahfaahin ah, nala soo xiriir: https://lnkd.in/dywyX2ne

للهم اجعلها جمعة مباركة علينا وعليكم "Allahumma innaka 'afuwwun tuhibbul 'afwa fa'fu 'anni" ❤️
10/04/2026

للهم اجعلها جمعة مباركة علينا وعليكم
"Allahumma innaka 'afuwwun tuhibbul 'afwa fa'fu 'anni" ❤️

Ma u baahan tahay system kuu maamula 𝗗𝗔𝗪𝗔𝗔𝗥𝗞𝗔𝗔𝗚𝗔? 👕Ha lumin waqtiga, hana isku dhex yaacin xisaab iyo cabbir. 𝗗𝗮𝘄𝗮𝗮𝗿𝗹𝗲 𝗛...
06/04/2026

Ma u baahan tahay system kuu maamula 𝗗𝗔𝗪𝗔𝗔𝗥𝗞𝗔𝗔𝗚𝗔? 👕

Ha lumin waqtiga, hana isku dhex yaacin xisaab iyo cabbir. 𝗗𝗮𝘄𝗮𝗮𝗿𝗹𝗲 𝗛𝘂𝗯 ayaa kuu hagaajinaya wax kasta. 𝗧𝗮𝗹𝗲𝗲𝗳𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 ama 𝗞𝗼𝗺𝗯𝗶𝘆𝘂𝘂𝘁𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 ka maamul ganacsigaaga meel kasta oo aad joogto.

🌟Hadda tijaabi (Demo): 👉 www.demo-tms.dhistech.com

Ku soo biir tolaayasha casriga ah oo ka dhig ganacsigaaga mid hagaagsan oo guulaysta.
🌐 Booqo: www.dhistech.com
📞 Wixii faahfaahin ah, nala soo xiriir: https://lnkd.in/dywyX2ne
hashtag hashtag hashtag hashtag hashtag

Ha lumin waqtiga, hana isku dhex yaacin xisaab iyo cabbir. 𝗗𝗮𝘄𝗮𝗮𝗿𝗹𝗲 𝗛𝘂𝗯 ayaa kuu hagaajinaya wax kasta. 𝗧𝗮𝗹𝗲𝗲𝗳𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 am...
24/03/2026

Ha lumin waqtiga, hana isku dhex yaacin xisaab iyo cabbir. 𝗗𝗮𝘄𝗮𝗮𝗿𝗹𝗲 𝗛𝘂𝗯 ayaa kuu hagaajinaya wax kasta. 𝗧𝗮𝗹𝗲𝗲𝗳𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 ama 𝗞𝗼𝗺𝗯𝗶𝘆𝘂𝘂𝘁𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 ka maamul ganacsigaaga meel kasta oo aad joogto.

🌟Hadda tijaabi (Demo): 👉 demo-tms.dhistech.com

Ku soo biir tolaayasha casriga ah oo ka dhig ganacsigaaga mid hagaagsan oo guulaysta.
🌐 Booqo: www.dhistech.com
📞 Wixii faahfaahin ah, nala soo xiriir: https://wa.me/+252612289073

Address

Hamar Weine
Mogadisho
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DhisTech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share