08/07/2025
:- Innaa Lillaahi Wa'innaa Ileyhi Raajicuun Allaha u naxariisto Prof-mohamed Hassan Doob oo saakay ku geeriyooday magaalada Muqdisho, Qoyskii Ehelladii & Qaraabadii uu ka baxay samir & iimaan Allaha ka siiyo.
Golaha Hormarinta IYO Siyaasada EE Dhalinyarada Beelweynta Mudulood