Golaha Samanta Bixinta Beesha Garmagalo

Call Directions Contact the organization

Golaha Samanta Bixinta Beesha Garmagalo Golaha samata_Bixinta Beesha Garmagalo

Waxaan si weyn u bogaadineynaa dadaalka iyo juhdiga ay bixiyaan dhammaan maamulka iyo macallimiinta dugsiga Hajiya Maka ...
06/09/2026

Waxaan si weyn u bogaadineynaa dadaalka iyo juhdiga ay bixiyaan dhammaan maamulka iyo macallimiinta dugsiga Hajiya Maka Farey Primary and Secondary School.
Runtii, laโ€™aantood lama gaareen guulaha iyo horumarka badan ee uu dugsigu maanta gaaray. Dadaalkooda, wadajirkooda iyo naf-hurnimadooda ayaa ah tiirka guulaha dugsiga.

Mahadsanidiin dhammaantiin dadaalka qiimaha badan ee aad u haysaan waxbarashada iyo mustaqbalka ardayda. ๐Ÿ‘๐Ÿ“š

ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ู€ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนูˆู†ูŽWaxaan tacsi iyo tiiraanyo murugo leh u diraynaa dhammaan ehelkii, qaraabadii,...
05/06/2026

ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ู€ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนูˆู†ูŽ
Waxaan tacsi iyo tiiraanyo murugo leh u diraynaa dhammaan ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacabka reer Jowhar guud ahaan, gaar ahaan reer Aboole, reer Mohamed Gedow iyo reer Macalin Da'uud geeridii kediska ee naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee Marxuumad Geni Macow Da'uud, oo ku geeriyootay degmada Jowhar, gaar ahaan xaafadda Aboole.
Waxaan Alle SWT uga baryaynaa marxuumadda inuu u naxariisto, qabrigeedana u waasiciyo, kana yeelo kuwii lagu mannaystay Jannatul Firdowsa. Ehelka, qoyska Naimo Mayow Mohamed Gedow Abdi Asiis Mayow SaaLah MaYow Maxamed Mayow Cado Mavio Fadumo Mayow Maxamed Abdirizaak Mayow Mohamed Walal Mayow Baroon Xaaji Geedow Maxamed Cabduqaadir Cilmi Ahmed Mohamoud Mohamed Abdifitah Mohamud Mohamed Gedoow Yasir Omar Adam Hussein Da'ud Abdulahi Hussein Da'ud iyo dhammaan intii ay ka baxdayna waxaan Alle uga baryaynaa samir iyo iimaan uu ka siiyo murugada iyo xanuunka geerida.
Ilaahay ha u naxariisto Marxuumad Geni Macow waxay ahayd ruux af gaaban, dabeecad wanaagsan, xiriirinta iyo sadaqada jecel, samir iyo iimaanna Allah haka siiyo reerkeeda, ehelkeeda, reer Jowhar guud ahaan iyo reer Aboole si gaar ah. Aamiin Aamiin. ๐Ÿคฒ๐Ÿ’”
ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ู€ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนูˆู†ูŽ

Address

Takabaymadow, Dharkeynley District
Mogadishu

Telephone

+252615987909

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golaha Samanta Bixinta Beesha Garmagalo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Golaha Samanta Bixinta Beesha Garmagalo:

Shortcuts

Share