MIND Somalia

MIND Somalia MIND is a premier institute that aims to promote Training & Capacity Building and Research Dev.

MIND is a non-governmental, apex state training Institute to ensure public institutions work and operate more equitably, effectively, and efficiently.

09/12/2025
Ku soo biir dood furan oo qiimo leh oo ku saabsan Waa maxay fursadaha ku xeeran ee ay heli karaan dhalinyarada doorashad...
08/12/2025

Ku soo biir dood furan oo qiimo leh oo ku saabsan Waa maxay fursadaha ku xeeran ee ay heli karaan dhalinyarada doorashada golaha deegaanka ee Gobolka Banaadir?

05/11/2025

Highlights video Session 24 on State Building in Somalia: Challenges and Opportunities in Over Three Decades of Conflicts




04/11/2025
Waa maxay caqabadaha iyo fursadaha ku gedaaman in Somalia ay hesho dowlad awood buuxda u leh bixinta adeegyada cadaaladd...
03/11/2025

Waa maxay caqabadaha iyo fursadaha ku gedaaman in Somalia ay hesho dowlad awood buuxda u leh bixinta adeegyada cadaaladda, amniga, maamulka, dhaqaalaha iyo horumarinta bulshada?

State Building in Somalia: Challenges and Opportunities in Over Three Decades of Conflicts
03/11/2025

State Building in Somalia: Challenges and Opportunities in Over Three Decades of Conflicts

25/02/2025

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha XFS. Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beene-Beene) ayaa ka hadlay Taxanaha-23-aad ayaa loogu dooday | Siyaasadda Cusub ee Arrimaha Dibedda ee Maraykanka iyo Geeska Afrika: Diirada Saaran Soomaaliya

24/02/2025

Agaasimaha KIGS - Lataliyihii h**e ee dhinaca Siyaasadda ee Xafiiska Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). Marwo Ilhaan Cali Gasar, ayaa ka hadashay Taxanaha-23-aad ayaa loogu dooday | Siyaasadda Cusub ee Arrimaha Dibedda ee Maraykanka iyo Geeska Afrika: Diirada Saaran Soomaaliya

24/02/2025

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala ka hadlay Taxanaha-23-aad ayaa loogu dooday | Duulaanka Soomaaliya ee Al-Shabaab iyo Daacish: Horumarka iyo Caqabadaha

Address

Via Kamal Al Din, Hamarweyne
Mogadishu

Telephone

+252610742796

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MIND Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to MIND Somalia:

Share