10/12/2023
Course
Koorso ku saabsan kulaylaha la dayacay (Neglected Tropical Diseases) , wuxuuna ku bixi dona habka Online-ka wuxuuna bilaabmi dona 20 December 2024 , Koorsada waxaa loogu talagalay in kor loogu qaado aqoonta ardeyda barta caafimaadka guud ahaan iyo shaqalaha caafimaadka.
Hadii aad daneyneyso Linkiga hoose ku dhufo:
https://chat.whatsapp.com/LldxHi6KDJE31MtupsOQVN
Fadlan Asxabtada la wadaag, Mahadsanidin