Golaha Midnimada Beelaha Saransoor

Golaha Midnimada Beelaha Saransoor Golaha Midnimada Beelaha Saransoor wuxuu ka dhashay Shirweynihii Aayo Ka Tashiga Beelaha Saransoor.

23/12/2022

Kulanka Golaha Midnimada Beelaha Saransoor: Khudbadda Nabadoon Yuusuf.

23/12/2022

Shirweynaha Golaha Midnimada Beelaha Saransoor: Khudbadda Suldaan Aadan Cismaan.

23/12/2022

Kulanka Golaha Midnimada Beelaha Saransoor: Khudbadda Faadumo Deeqo Muumin.

Shirweynaha Aayo Ka Tashiga Beelaha Saransoor oo ay ka soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee siyaasiyiinta, aqoonyahanka,...
23/12/2022

Shirweynaha Aayo Ka Tashiga Beelaha Saransoor oo ay ka soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee siyaasiyiinta, aqoonyahanka, culimada, dhaqanka, haweenka, dhallinyarada, saraakiisha iyo bahda saxaafadda ee kasoo jeeda afarta beelood ee Saransoor oo kala ah; Gaaljecel Saransoor, Dagoodiye Saransoor, Masarre Saransoor iyo Ciise Saransoor ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.

Shirweynaha ayaa lagu dhisay Golaha Midnimada Beelaha Saransoor

WAR MURTIYEEDKA SHIRWEYNAHA AAYO KA TASHIGA BEELAHA SARANSOOR“Wada Tashi iyo Isku Tashi”
23/12/2022

WAR MURTIYEEDKA SHIRWEYNAHA AAYO KA TASHIGA BEELAHA SARANSOOR

“Wada Tashi iyo Isku Tashi”

SHIRWEYNAHA AAYO KA TASHIGA BEELAHA SARANSOOR“Wada Tashi iyo Isku Tashi”
23/12/2022

SHIRWEYNAHA AAYO KA TASHIGA BEELAHA SARANSOOR

“Wada Tashi iyo Isku Tashi”

Address

HQ: Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golaha Midnimada Beelaha Saransoor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Golaha Midnimada Beelaha Saransoor:

Share