Adde Walaal Community Primary, Intermediate & Secondary School

Adde Walaal Community Primary, Intermediate & Secondary School Cabbirka Dugsiga: Ballaca: 45 mitir * Dhirirka: 40mitir =1800 m2, 20*15*6=1800 m2
Xilliga La Aasaasay Dugsiga: 15-12-2017
Xiriirka Masuuliyiinta Dugsiga:
1.
(1)

Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare ee Bulshada Bilaashka ah ee Arday Kaal
مدارس أردي كال المجتمعية المجانية الابتدائية و المتوسطة والثانوية
Arday Kaal Free Community Primary, Intermediate & Secondary Schools Magaca Dugsiga: Dugsiga Hoose, Dhexe Iyo Sare Ee Arday Kaal
Cinwanka Dugsiga: Gobolka: Banaadir Degmada: Kaxda Xaafada: Alfaraj Waaxda Shanaad, (Siinka Dheer) (Shimbiroole). Abdulkariim Abdu

llaahi Sheekh (Khaliif Suldaan Nabad-Doon Mucallim Konfurow) (Aasaasaha Dugsiga) Taleefoon: +252614393099
2. Xuseen Sh. Cabdullaahi Sh. Cabduraxmaan (Tima Cadde) (HR / Maaliyadda / Suuqgeynta / Maareeyaha Xiriirka Dadweynaha) Taleefoon: +252614393099
3. Cali Cabdulkariim Abuukar Jimcaale (Cali Daahir) (Maamulaha Dugsiga) Taleefoon: +252614393099
4. Cusmaan Cumar Cali Aybakar (Cusmaaney) (Maamul Ku Xigeenka Dugsiga) Taleefoon: +252614393099

Hal Ku Dhagga Dugsiga:
“Awood Siinta Ummadaha Iyadoo La Adeegsanaayo Awoodda Waxbarashada”

Astaanta Dugsiga:
Astaanta Iyo Sumada Dugsiga Sida Ku Cad Calaamada Ka Muuqata Sawirkan Kor Ku Xusan Waxay Ka Kooban Tahay: Magaca Dugsiga Oo Dhammeystiran Iyo Isagoo Lasoo Gaabiyay Oo Ay Ku Qoran Tahay Seddex Luqadood: Af Soomaali, Af Carabi Iyo Af Ingiriis, Buug, Qalin, Ilays, Ama Iftiin Iyo Nuur. Gudiga & Aasaasayaasha Dugsiga
1. Xaaji Cusmaan Ibraahim Muxammad (Tifow) (Mayraale)
2. Xaaji Cabdullaahi Xassan Ibraahim (Mayraale)
3. Xaajiya Naciima Xassan Ibraahim (Mayraale)
4. Xaaaji Muxammad Xassan Ibraahim (Barre) (Mayraale)
5. Xaaaji Cali Xassan Ibraahim (Oday) Mayraale)
6. Xaaji Maxamuud Cabdule Xassan Ibraahim (Mayraale)
7. Mucallim Nuur Cabdullaahi Xassan Ibraahim (Mayraale)
8. Xaaji Maxamed Siidoow Xassan Ibraahim (Mayraale)
9. Avv. Cabiqani Cabdulle Maxamed Ibraahim (Mayraale)
10. Xaaji Cabdulle Xusseen Ibraahim (Mayraale)
11. Xaaji Muxamad Xuseen Ibraahim (Mayraale)
12. Muxammed Cabdullaahi Cusmaan Tifow (Mayraale)
13. Abuubakar Abdullaahi Sheekh (Konfurow)
14. Sheekh Axmed Muxammed Nuur (Cadde) (AUN)
15. Sheekh Jibriil Nuur Muxammed
16. Cali Cabdulle Xassan (Shudle)
17. Cabdullaahi Cali Maxamuud Raage (Madoobe)
18. Xuseen Sh Cabdullaahi Sh Cabduraxmaan (Profasoorka)
19. Cali Cabdulkariim Abuukar Jimcaale (Cali Daahir)
20. Cusmaan Cumar Cali Aybakar (Cusmaaney)
21. Xaaji Nuur Jimcaale Xassan (Xiireey)
22. Xaaji Shuute Sokoroow Mooge
23. Xaaji Cabdulle Cumar Ibraahim
24. Xaaji Cusmaan Muxammad Xusseen (Foodare)
25. Xaaji Hassan Ali Ibraahim (Nabadad-Doonka)
26. Xaaji Cabdulle Cumar Suufi
27. Xaaji Nuur Xassan Cusmaan (Wiish) (AUN)
28. Xaaji Cali Geesey Abiikar
29. Xassan Cali Geesey Abiikar (Injineerka)
30. Xuseen Muxyadiin Abiikar
31. Muhammed Cusmaan Abiikar
32. Cabdulqaadir Mucllim Nuune
33. Dr. Axmed Cabdullaahi Cumar (Dr Gesey)
34. Muxammed Cali Casayr
35. Cabdulqaadir Muxammad Jimcaale (Mucallim Yarow)
36. Cabdulqaadir Muxammed Hiraabe (Godhodey)
37. Khaliif Maxamuud Cali Mucallim Maalin Ciid (Jeekey)
38. Xassan Caddoow Xassan
39. Xassan Axmed Mucallim
40. Axmed Cabdullaahi Muxammad (Fartaag)
41. Liibaan Cabdullaahi Abuukar (Afgooye)
42. Suldaan Muxammad Jimcaale Xassan Xaaji Huudoow
43. Xildhibaan Sheekh Osman Abdi Muse
44. Xildhibaanad Fowziya Cali Xassan
45. Khaliif Suldaan NabadDoon Mucallim Konfurow
Tirakoobka Guud Ee Ardayda Dhigata Dugsiga Hoose, Dhexe Iyo Sare ee Cadde Walaal
Tirada Gabdhaha Tirada Wiilasha Wadarta Guud
63 53 116

Tirakoobka Guud Ee Qolalka Iyo Fasallada Dugsiga Hoose, Dhexe Iyo Sare Ee Cadde Walaal
Xafiisyada Fasallada Musqulaha Wadarta Guud
1 8 4 13
Barxad Weyn Barxad Weyn Barxad Weyn Barxad Weyn


1. Sanad Dugsiyeedkii 2017/2018 Waxaa Uu Iskuulka Iska Diiwan Gelisay Isla Mar Ahaantaana Heshay Waxbarasho Lacag La’aan Ah Arday Tiradooda Kor U Dhaafeyso 200 Arday Iyo Ardayad.
2. Sanad Dugsiyeedkii 2017/ 2018 Tirada Ardayda Waxay Nooqtay 150 Arday Iyo Ardayad.
3. Markuu Dhamaaday Sanad Dugsiyeedkii 2018/ 2019 Waxaa Dugsiga Ka Qalin Jabisay Ama Ka Qalin Badalatay Dufcadii Ugu Horeeyasay Ee Heerka Dugsiga Hoose Ee Fasalka Afaraad Arday Gaareysa 25 Arday Oo Isugu Jiray Wiilal Iyo Gabdho.
4. Alxamdulilaah Mahadaas Allaah Ayay U Sugnaatay.Kadibna Intii Maalkooda, Maskaxdooda Iyo Muraqooda Ugu Deeqay Inuu Mashruucaan Waxbarasho Hirgalo
5. Sanad Dugsiyeedkii 2019/2020 Tirada Ardayda Waxay Nooqtay 130 Arday Iyo Ardayad.
6. Sanad Dugsiyeedkii 2020/2021 Tirada Ardayda Waxay Nooqtay 120 Arday Iyo Ardayad
7. Sanad Dugsiyeedkii 2021/2022 Tirada Ardayda Waxay Nooqtay 110 Arday Iyo Ardayad
8. Sanad Dugsiyeedkii 2022/2023 Tirada Ardayda Waxay Nooqtay 100 Arday Iyo Ardayad
9. Sanad Dugsiyeedkii 2023/2024 Tirada Ardayda Waxay Nooqtay 90 Arday Iyo Ardayad
Wax Qabadka Dugisga
1. Inuu dugsigu yahay kii ugu horreyay ee laga dhiso, lagana aasaaso deegaanka Cadde Walaal.
2. In dugsiga hirgaliyay kuna guuleystay Inay ardayda helaan Waxbaarsho bilaash ah ama lacag la’aan ah.
3. Inuu dugsiga taageero dadka dan yarta ah, gaar ahaan agoonta
4. Inuu dugsiga kobciyay garaadka iyo fahamka heerka waxbarasho ee ardayda.
5. Inuu dugsiga leeyahay manhaj wxbarasho oo tayo leh gaar ahaan Manhajka ay soo saartay Wasaarada Waxbarshada, Hidaha iyo Tacliinta Sare.
6. Inuu dugsiga daboolay baahida waxbarasho ee k a jirtay deegaanka Cadde Walaal.
7. Inuu dugsiga aad u dhimay kadibna yareeyay waxbarasho la’aanta ka jirtay deegaanka Cadde Walaal.
8. Inuu dugsiga soo saaray arday tayadooda waxbarsho aad u sareeyso, kuwaasoo la tartami kara ardayda kale ee dalka gudihiisa wax ku barata.. Himilada Iyo Hiigsiga Dugsiga
1. Inay ardyada meel kasta oo ay dalka ka joogaan ay helaan waxbarasho lacag la’aan ah.
2. In la ballaariyo culuumta iyo manaahijta iyo muqararka waxbarasho tiro iyo tayo ahaan sida (inay ardayda heli karaan waxbarasho dhan kasta taabaneysa (aduun iyo aakhiro).
3. Inay ka kaaftoomaan ardayda inay waxbarasho u aadaan dalka dibadiisa
4. Inuu dugsiga diyaar u yahay in la dhigan karo labada gelin
5. Inuu dugsiga diyaar u yahay in la dhigan karo maalmaha khamiista iyo jimcaha
6. In macaliminta dugsiga wax ka dhigta ay yihiin kuwo jaamiciyiin ah kuwaasoo khibrad u leh maadooyinka ay dhigayaan
7. Inuu mar walba dugsiga ku dadaalo tayenta ardayda isagoo isticmaalaya wadooyin badan sida tartan aqooneed iyo abaal marino ardayda ku guuleysata kaalinta 1-3aad.
8. In baraarujin iyo wacyi gelin buuxda loo sameeyo waalidiinta & dadka deggan Cadde Walaal sanadkiiba hal mar ugu yaraan


Faahfaahin:
Dugsiga Hoose/Dhexe Iyo Sare Ee Cadde Walaal Wuxuu Ardayda Dugsiga Hoose U Dhigaa Maadooinkan Hoose:-
1. Afsoomaali
2. Afcarabi
3. Afingiriis
4. Xisaab
5. Saynis
6. Cilmi Bulsho
7. Tarbiyah Islaamiya
Dugsiga Hoose, Dhexe Iyo Sare Ee Cadde Walaal Wuxuu Ardayda Dugsiga Dhexe U Dhigaa Maadooinkan Hoose:-
1. Seynis
6. Tarbiyah Islaamiya
8. Teknooloji



Dugsiga Hoose, Dhexe Iyo Sare Ee Caddde Walaal Wuxuu Ardayda Dugsiga Sare U Dhigaa Maadooinkan Hoose: -
1. Cilmi bulsho
6. Teknoloji
7. Kimistari
8. Fiisikis
9. Baayoloji
10. Tarbiyah Islaamiya
11. History
12. Geography



Ogeysiis … Ogeysiis… Ogeysiis

Waxaan dhammaan dadka waxbarasahada ee ku nool xaafada Cade Walaal iyo nawaaxigeeda in dugsiga hoose dhexe iy sare ee Cadde Walaal sannad dugsiyeedka 2025 / 2026 idiin diyaariyay waxbarasho leh tayo, taasoo la jaanqaadeysa manaahijta casriga ah ee dalka ka jirta gaar ahaan manhajka cusub oo ay soo saartay wasaarada waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliaya. Fasalada Cusub Ee Dugsiga Qaadanayo Sannad Dugsiyeedka 2024 / 2025 Waa Sida Soo Socota:
1. Fasalka Koowaad Iyo Labaad Oo Kooorso Hal Sano Ah
2. Fasalka Labaad Iyo Sedexaad Oo Koorso Hal Sano Ah
3. Fasalka Sedexaad Iyo Afaraad Oo Koorso Hal Sano Ah
4. Fasalka Shanaad iyo Lixaad Oo Koorso Hal Sano Ah
6. Fasalka Todobaad Oo Koorso Hal Sano Ah
7. Fasalka Sideedaad Oo Koorso Hal Sano Ah
8. Fasalka Form One Oo Koorso Hal Sano Ah
9. Fasalka Form Two Oo Koorso Hal Sano Ah
10. Fasalka Form Three Oo Koorso Hal Sano Ah
11. Fasalka Form Four Oo Koorso Hal Sano Ah
12. Fasalada Waxbarashada Dadka Waaweyn oo heer kasta leh.. Sababaha Keenay Ama Nagu Kallifay Inaan Qaadanno Nidaamka Koorsooyinka
Sababaha way badan yihiin waxaana ka mid ah:
1. Kadib markaan aragnay baahida weyn ay u qabaan ardyada, taasoo ah inay kobciyaan korna u qaadaan heerka aqoonta iyo waxbarashada.
2. Kadib markaan aragnay da’da ardayda oo aan isu dheeli tirnayn, taasoo keeni karta inay ardayda ka gaabiyaan ama ka caajisaan ama ka niyad jabaan waxbarashada.
3. Kadib markaan wada tashi iyo doodo badan la sameeynay maamulka iyo mucalllimiinta waxaan ogaanay in maamulka iyo mucallimiinta diyaar u yihiin nidaamka koorsooyinka deg deg ah.
4. Kadib markaan wada tashi iyo doodo badan la sameeynay ardayda, maamulka iyo mucalllimiinta waxaan ogaanay inay ardayda diyaar u yihiin nidaamka koorsooyinka deg deg ah.

1. Abdulkariim Abdullaahi Sheekh (Khaliif Suldaan Nabad-Doon Mucallim Konfurow) (Aasaasaha Dugsiga)

_________________________________________

2. Cabduraxmaan (Tima Cadde) (HR / Maaliyadda / Suuqgeynta / Maareeyaha Xiriirka Dadweynaha)

____________________________________________

3. Cali Cabdulkariim Abuukar Jimcaale (Cali Daahir) (Maamulaha labada Dugsi) faraca ceelasha & faraca garasbaalleey Macaani

____________________________________
4. Cusmaan Cumar Cali Aybakar (Cusmaaney) (Maamul Ku Xigeenka Dugsiga)

____________________________

08/04/2026
Isbeddelku waa xanuun.Gaar ahaan marka uu yahay isbeddel weyn oo nolosha beddelaya.Haddii aad:– Ka tagayso shirkad aad s...
02/04/2026

Isbeddelku waa xanuun.
Gaar ahaan marka uu yahay isbeddel weyn oo nolosha beddelaya.

Haddii aad:
– Ka tagayso shirkad aad sanado badan joogtay
– U guurayso meel cusub
– Qaadaysid go’aan shaqo oo geesinimo leh

Ama aad gebi ahaanba dib uga bilaabayso eber.

Badanaa way ku xanuunaysaa.

Diidmo.
Niyad-jab.
Allabaryo.

Ka tegidda qofkii aad ahayd
si aad u noqoto qofka aad u baahan tahay inaad noqoto.

Laakiin haddana…
xanuunkaas badanaa wuu ka fudud yahay
ka shallaynta aamusan ee ah inaad sii joogtay meel aad h**e uga kortay sanado ka hor.

Ma ku raacsan tahay? 👍

ChatGPT helps you get answers, find inspiration, and be more productive.

01/04/2026
04/01/2026

👉👀🎉🤝

Volunteer Position Announcement Social Media and Digital Marketing Officer Organisation: MAAMA HABIIBA FOUNDATION Locati...
14/12/2025

Volunteer Position Announcement Social Media and Digital Marketing Officer Organisation: MAAMA HABIIBA FOUNDATION Location: Mogadishu, Somalia (On-site as required) Hours: Flexible, 4–8 hours per week Type: Volunteer Role Reports to: Communications/Project Lead About MAAMA HABIIBA FOUNDATION MAAMA HABIIBA FOUNDATION is committed to supporting vulnerable individuals, empowering communities, and improving the lives of women, children, and families through education, advocacy, and charitable support. A strong digital presence is essential to raising awareness, inspiring action, and connecting with the communities we serve. Role Summary The Foundation is seeking a dedicated Social Media and Digital Marketing Officer (Volunteer) to strengthen its digital communications. The successful candidate will manage online platforms, develop engaging content, and contribute to the consistency and professionalism of the Foundation’s public presence. Key Responsibilities • Manage and schedule posts across Foundation and Arday Kaal Schools’ social media channels. • Ensure messaging aligns with the Foundation’s mission and values. • Monitor engagement, respond to community interactions, and identify opportunities for campaigns. • Design graphics, posters, and short videos using digital tools. • Support awareness and fundraising campaigns, email marketing, and basic website updates. • Track performance metrics and prepare monthly reports. • Collaborate with trustees, volunteers, and project leads to enhance digital storytelling. Required Skills and Qualities • Strong written communication skills. • Creativity and interest in digital media. • Familiarity with social media platforms (Facebook, Instagram, TikTok, X/Twitter, LinkedIn). • Organisational ability and reliability in meeting deadlines. • Commitment to charity work and community improvement. Benefits of Volunteering • Practical experience in social media and digital marketing. • Opportunity to build a professional portfolio. • References, training, and mentorship support. • Collaboration with a compassionate and diverse team. • Contribution to meaningful impact in Mogadishu and beyond. 📧 [email protected] 📞 +252615524280 WhatsApp only please إعلان عن وظيفة تطوعية: مسؤول/ة وسائل التواصل الاجتماعي والتسويق الرقمي. المؤسسة: مؤسسة معامة حبيبة. الموقع: مقديشو، الصومال (حضور شخصي عند الحاجة). ساعات العمل: مرنة، من 4 إلى 8 ساعات أسبوعيًا. نوع الوظيفة: تطوعية. يتبع إداريًا لـ: مسؤول الاتصالات/رئيس المشروع. نبذة عن مؤسسة معامة حبيبة: تلتزم مؤسسة معامة حبيبة بدعم الأفراد الأكثر ضعفًا، وتمكين المجتمعات، وتحسين حياة النساء والأطفال والأسر من خلال التعليم، والتوعية، والدعم الخيري. يُعدّ التواجد الرقمي القوي أساسيًا لرفع مستوى الوعي، وتحفيز العمل، والتواصل مع المجتمعات التي نخدمها. ملخص الوظيفة: تبحث المؤسسة عن مسؤول/ة متفانٍ/ة لوسائل التواصل الاجتماعي والتسويق الرقمي (متطوع/ة) لتعزيز اتصالاتها الرقمية. سيقوم المرشح/ة الناجح/ة بإدارة المنصات الإلكترونية، وتطوير محتوى جذاب، والمساهمة في اتساق واحترافية حضور المؤسسة على الجمهور. المسؤوليات الرئيسية: • إدارة وجدولة المنشورات عبر قنوات التواصل الاجتماعي الخاصة بالمؤسسة ومدارس أرداي كال. • ضمان توافق الرسائل مع رسالة المؤسسة وقيمها. • مراقبة التفاعل، والاستجابة لاستفسارات المجتمع، وتحديد فرص الحملات. • تصميم الرسومات والملصقات ومقاطع الفيديو القصيرة باستخدام الأدوات الرقمية. • دعم حملات التوعية وجمع التبرعات، والتسويق عبر البريد الإلكتروني، والتحديثات الأساسية للموقع الإلكتروني. • تتبع مؤشرات الأداء وإعداد التقارير الشهرية. • التعاون مع أعضاء مجلس الأمناء والمتطوعين وقادة المشاريع لتعزيز سرد القصص الرقمية. المهارات والصفات المطلوبة: • مهارات تواصل كتابية ممتازة. • الإبداع والاهتمام بالإعلام الرقمي. • الإلمام بمنصات التواصل الاجتماعي (فيسبوك، إنستغرام، تيك توك، تويتر، لينكد إن). • القدرة على التنظيم والالتزام بالمواعيد النهائية. • الالتزام بالعمل الخيري وتحسين المجتمع. فوائد التطوع: • خبرة عملية في وسائل التواصل الاجتماعي والتسويق الرقمي. • فرصة لبناء ملف أعمال احترافي. • دعم المراجع والتدريب والتوجيه. • التعاون مع فريق متعاطف ومتنوع. • المساهمة في إحداث تأثير إيجابي في مقديشو وخارجها. 📧 [email protected] 📞 +252615524280 واتساب فقط من فضلكOgeysiis Jagada Iskaa wax u qabso ah Warbaahinta Bulshada iyo Sarkaalka Suuqgeynta Dijital ah Ururka: MAAMA HABIIBA FOUNDATION Goobta: Muqdisho, Soomaaliya (Goobta sida loogu baahdo) Saacadaha: Dabacsan, 4–8 saacadood toddobaadkii Nooca: Doorka Iskaa wax u qabso ah Warbixinnada: Isgaarsiinta/Hogaanka Mashruuca Ku saabsan MAAMA HABIIBA FOUNDATION MAAMA HABIIBA FOUNDATION waxay ka go'an tahay inay taageerto shakhsiyaadka nugul, awoodsiinta bulshooyinka, iyo hagaajinta nolosha haweenka, carruurta, iyo qoysaska iyada oo loo marayo waxbarasho, u doodid, iyo taageero samafal. Joogitaan dijitaal oo xooggan ayaa lagama maarmaan u ah kor u qaadista wacyiga, dhiirigelinta ficilka, iyo isku xirka bulshooyinka aan u adeegno. Soo Koobidda Doorka Hay'addu waxay raadineysaa Sarkaalka Warbaahinta Bulshada iyo Suuqgeynta Dijital ah ee u heellan (Mutadawiciin) si uu u xoojiyo isgaarsiinta dijitaalka ah. Musharaxa guuleysta wuxuu maamuli doonaa goobaha internetka, wuxuu horumarin doonaa macluumaad xiiso leh, wuxuuna gacan ka geysan doonaa joogteynta iyo xirfadda joogitaanka dadweynaha ee Hay'adda. Mas'uuliyadaha Muhiimka ah • Maamul oo jadwal u samee qoraallada kanaallada warbaahinta bulshada ee Dugsiyada Aasaasiga iyo Arday Kaal. • Hubi in fariimaha ay la jaan qaadayaan himilada iyo qiyamka Hay'adda. • La soco ka-qaybgalka, ka jawaab celinta isdhexgalka bulshada, oo aqoonso fursadaha ololaha. • Naqshadeyso sawirada, boodhadhka, iyo fiidiyowyada gaagaaban adoo isticmaalaya qalabka dijitaalka ah. • Taageer ololaha wacyigelinta iyo ururinta lacagaha, suuqgeynta iimaylka, iyo cusbooneysiinta degelka aasaasiga ah. • La soco cabbirrada waxqabadka oo diyaari warbixinnada bille ah. • La shaqee wakiillada, mutadawiciinta, iyo mashaariicda si loo horumariyo sheeko-xariirka dijitaalka ah. Xirfadaha iyo Tayada Loo Baahan Yahay • Xirfadaha isgaarsiinta qoraalka oo xooggan. • Hal-abuurka iyo xiisaha warbaahinta dijitaalka ah. • Aqoon u lahaanshaha aaladaha warbaahinta bulshada (Facebook, Instagram, TikTok, X/Twitter, LinkedIn). • Awoodda abaabulka iyo isku halaynta marka la gaaro waqtiyada k**a dambaysta ah. • Ballanqaadka shaqada samafalka iyo horumarinta bulshada. Faa'iidooyinka Iskaa wax u qabso • Khibrad wax ku ool ah oo ku saabsan warbaahinta bulshada iyo suuqgeynta dijitaalka ah. • Fursad lagu dhiso faylal xirfadeed. • Tixraacyo, tababar, iyo taageero la-talin. • Wadashaqeyn lala yeesho koox naxariis badan oo kala duwan. • Ka qayb qaadashada saameyn macno leh oo ka dhacda Muqdisho iyo meelo ka baxsan. 📧 [email protected] 📞 +252615524280 WhatsApp kaliya fadlan

Address

3626+445
Mogadishu
3626+445,SOMALIA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adde Walaal Community Primary, Intermediate & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Adde Walaal Community Primary, Intermediate & Secondary School:

Share