Ururka dhalinyarada Hillaac

Ururka dhalinyarada Hillaac LIKE GAREE Page ka SI Aad Nalawadaagto aragtiyo talooyin iyo tusaalayaal wax ku ool ah

 : MAGACAABISMuqdisho, Nofeembar 27, 2023: Gudoomiye Ururka Dhalinyarada Hilaac Ahmed Abdullahi Ahmed ayaa asaga oo la  ...
27/11/2023

: MAGACAABIS

Muqdisho, Nofeembar 27, 2023: Gudoomiye Ururka Dhalinyarada Hilaac Ahmed Abdullahi Ahmed ayaa asaga oo la tashaday ku xigeynadiisa iyo Gudoomiye Golaha Dhexe ee u rurka waxa uu u magacaabay xubna magacyadoodu hoos ku san yihiin
Gudoomiyu waxa uu u rajeyey masuuliyiinta uu magacaabay in uu Alle shaqada u fududeeyo.
Hoos ka akriso magacyada iyo xilalka cusub ee la magacaabay.

Alxamdullilah 3/11/2023 waxaa si nadad ah inoogu qabsoomay doorashada hugaannada Ururka dhalinyarada Hillaac, Doorashada...
06/11/2023

Alxamdullilah 3/11/2023 waxaa si nadad ah inoogu qabsoomay doorashada hugaannada Ururka dhalinyarada Hillaac,
Doorashadaas oo ka dhacday Caasimadda muqdisho,degmada hodon, Hallka karaama ayaa waxaa lagu doortay:-
1) Axmed cabdullahi Axmed ( Gudoomiye)
2) Nuur liibaan maxamuud ( G.kuxigeenka 1aad)
3) Zakariye maxmed cabdi (G.kuxigeenka 2aad)
Bulshada ku mideysan magaca Hillaac waxaa ay Hambalyo u dirayaan hugaannada cusub ee Ururka iyaga oo u rajeeyey waxqabad muuqda in ay la imaan doonaan idanka Alle.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🙏🙏🙏🙏

Address

Mogadishu

Telephone

+252613845779

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka dhalinyarada Hillaac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share