Asharaaf Cumar Wiyeed

Asharaaf Cumar Wiyeed Page kaan waa page rasimiga iyo Ashaaf Cumar Wiyeed

TACSIMidowga Asharaaf Cumar Wiyeed wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo ummad...
31/05/2026

TACSI
Midowga Asharaaf Cumar Wiyeed wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Malaaq Sharif Keerow.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu marxuumka ku mannaysto Jannatul Firdowsa, dambigiisana dhaafo, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyskii, ehelkii iyo dhammaan inta uu ka geeriyooday.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Hambalyo iyo tahniyad qalbi ah 🌟Asharaaf Cumar Wiyeed Waxaan halkaan uga hambalyeynaynaa Ugaaska Guud ee Beesha Asharaaf...
31/01/2026

Hambalyo iyo tahniyad qalbi ah 🌟
Asharaaf Cumar Wiyeed
Waxaan halkaan uga hambalyeynaynaa Ugaaska Guud ee Beesha Asharaaf Cumar iyo Cabdalla,
Waxaan kuu rajeynaynaa inaad noqoto hoggaamiye dadkiisa ugu adeega cadaalad, sinaan iyo daacadnimo, isla markaana ilaalisa midnimada Asharaaf guud ahaan.
Xilka culus ee laguu dhiibay, Ilaahay ha kula garab galo, hana ku waafajiyo khayr iyo horumar.

Malaaq Shariif Aadan,
Guuleyso, horusocod wacan ayaana kuu rajeyneynaa. 🤲✨

Waxaan leeyahay ugaaska guud ee Cumar wiyeed ugaas Cabdi Adan  ugaas waad ku mahadsan tahay Sida aad mar walbo aad u dhi...
06/01/2026

Waxaan leeyahay ugaaska guud ee Cumar wiyeed ugaas Cabdi Adan ugaas waad ku mahadsan tahay Sida aad mar walbo aad u dhiiri galiso midaynta iyo wadajir ka

Ugaas mar walbo alle idinkiisa garabkaaga ayaanu nahay

Ugaaskaygiyow

Hool walbo Haku qiimayn midab ama muqaal ee ku qiimay wanaageeda guulayso waligaa

Guddiga Sarre Asharaaf Sarmaan ee Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan wada tashi iyo soo dhaweyn iskugu jirey laqaatay Ma...
28/12/2025

Guddiga Sarre Asharaaf Sarmaan ee Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan wada tashi iyo soo dhaweyn iskugu jirey laqaatay Malaaqa Guud ee Asharaaf Xasan iyo Xuseen waxayna ka wada hadleen arimo badan oo dhinacyo badan taabanayo. Kulankaas wuxuu ku soo dhamadey guul iyo is afgarad

UGAASKA GUUUG EE BEESHA Asharaaf Cumar Wiyeed  AYA BAAQ UDIRAY BEESHA ASHARAAF
18/11/2025

UGAASKA GUUUG EE BEESHA Asharaaf Cumar Wiyeed AYA BAAQ UDIRAY BEESHA ASHARAAF

Ururka Dhallinyarada Midowga Asharaf Cumar Wiyeed ayaa maanta ka qeyb galay xafladda daah-furka Xisbiga Horumar iyo Midn...
14/11/2025

Ururka Dhallinyarada Midowga Asharaf Cumar Wiyeed ayaa maanta ka qeyb galay xafladda daah-furka Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran oo lagu qabtay xarunta dhexe ee magaalada Muqdisho.
Waa maalmo muujinaya wacyi, ka qeybgal bulsho iyo dhiirigelin dhallinyaro oo ujeedkoodu yahay horumar, midnimo iyo mustaqbal siyaasadeed oo wanaagsan

14/11/2025

Hadaljeedinta Gudoomiyaha Dhalinyarada koonfur galbeed ee Magaalada Bosaso Mohamed Abdullahi || Munaasabadda sanad guuradi 23aad ee aas aaska Koonfur Galbeed Somalia oo lagu qabtay Bosaso.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asharaaf Cumar Wiyeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share