Youth Networking And Development Association YNDA

Youth Networking And Development Association YNDA Hiigsigeenu waa isku xidhka iyo horumarinta dhalinta ama jiilka soo koraya what do we help you

Bal hal iyo labo ka iraahda
09/10/2024

Bal hal iyo labo ka iraahda

Maxaad utaqaanin walaxdan ama sheygan idin muuqdo asaxaapey
04/03/2024

Maxaad utaqaanin walaxdan ama sheygan idin muuqdo asaxaapey

15/12/2022

WhatsApp Group Invite

Walaalka ama walaasha Muslimka ama Muslimaddu ahaayow ama aheydow faafi kheyrka oo gaadhsii walaalkaaga ama walaashaada ...
04/12/2022

Walaalka ama walaasha Muslimka ama Muslimaddu ahaayow ama aheydow faafi kheyrka oo gaadhsii walaalkaaga ama walaashaada Muslimka ama Muslimadu ahi
Salaaman yaa muslimiin

MA OGTAHAY? 1- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dega Xaramka inuu ahaa Haweeney waana Haajara.2- Ma ogatahy Qofkii ugu ...
14/10/2022

MA OGTAHAY?

1- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dega Xaramka inuu ahaa Haweeney waana Haajara.

2- Ma ogatahy Qofkii ugu Horeeyey ee Rumeyey Rasuulka CSW, iney aheyd Haweeney waana Khadiijah Bint Khuweylid.

3- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dhiigiisa islaamka u Daadiyey iney aheyd Haweeney, waana Sumaya (Cammaar Aala Yaaser Hooyadiis).

4- Ma ogtahay in ilaahey soo Dejiyay Suurad dhan taas oo loo gaar yeelay Dumarka, waana Suuratu Nisaa.

5- Ma ogtahay in Khudbatu Wadaac uu Rasuulku CSW, yiri (Dumarka waxaan idiin Dardaarmayaa Khayr), uuna ku cel celiyay Saddex jeer.

6- Ma ogtahay in Rasuulka CSW, uu yiri:- Qofkii uu ilaahey siiyay Saddex Hablood, isla markaana Edbiya ee Wanaajiya Edbintooda waxay u noqonayaan kuwo Naarta ka Xoreeyaa.

7- Ma ogtahay jannada Allaah u Balan qaaday Mu'miniinta in la dhigay Lugaha Hooyooyinka Hoostooda.
(ALLOOW DUMARKA NOO XAFID).

Xishaadka iyo ixtiraamku waa qeyb ka mid ah nolosha bani aadamku
28/09/2022

Xishaadka iyo ixtiraamku waa qeyb ka mid ah nolosha bani aadamku

Be read while you leave the house or your home Allah will saved you all the day insha Allah
07/09/2022

Be read while you leave the house or your home Allah will saved you all the day insha Allah

27/07/2022

Hadal ku dayasho mudan midka ugu qaalisan. Aan ku wada deyano walaaliyaal.

27/07/2022

Ku xalli qalinka bedelkii aad ku dhaawici laheyd ama ku waxyeeleyn laheyd kumanaan qof nafsadahooda waad awoodi kareysaaye

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Youth Networking And Development Association YNDA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Youth Networking And Development Association YNDA:

Share