FIIDKA Foundation

FIIDKA Foundation FIIDKA Foundation is a non-governmental and non profit making organization that works in Somalia and Uganda.

The Organization was founded in 2019 by a group of Young Somali Educated professionals.

COVID-19!!!Ma ogtahay in uu Karoone soo laba kacleeyay misna dad badan Muqdisho ugu geeriyoodeen?Fadlan walaalayaal ka t...
27/08/2021

COVID-19!!!

Ma ogtahay in uu Karoone soo laba kacleeyay misna dad badan Muqdisho ugu geeriyoodeen?

Fadlan walaalayaal ka taxadira caabuqan halista wata ee COVID-19 oo raaca tilmaamaha Caafimaad ee ku xusan sawirka hoose.

06/07/2021

“Supporting opportunities for Somali Children to learn”


Waxaan Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeyneynaa Munaasabadda 61 Sano guuradii ka soo wareegatay   oo ku asteysan xornim...
01/07/2021

Waxaan Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeyneynaa Munaasabadda 61 Sano guuradii ka soo wareegatay oo ku asteysan xornimadii gobollada Koonfurta, midnimadii iyo midowgii Waqooyi iyo Koonfur iyo markii ugu horreysay ee la aas-aasay Jamhuuriyadda Soomaaliya.

“GUUL IYO GOBANNIMO SOOMAALAAY”

29/06/2021

Xaqiiqdii waa Caruur aad ugu nugul in ay Waxbartaan balse duruufo ay hareereeyeen! Waxeey ku nool yihiin Kaam barakac oo ku yaalo duleedka Muqdisho.

Waxaan bilownay Barnaamij aan ugu magac darnay Taageerida Fursadaha ay wax ku baran karaan Caruurta Soomaaliyeed.


Hay’adda FIIDKA Foundation oo ka duuleysa Cirib tirka Jahliga taasi oo ay saldhig u tahay in Caruurta ay helaan Waxbaras...
21/06/2021

Hay’adda FIIDKA Foundation oo ka duuleysa Cirib tirka Jahliga taasi oo ay saldhig u tahay in Caruurta ay helaan Waxbarasho Aas-aasi ah ayaa maanta daahfurtay Barnaamij ay wax ku baranayaan Ubadka aan fursadda u helin in ay Iskuuladu tagaan daruufo Nololeed oo Qoysaskooda heysta awgeed.

Barnaamijkan oo hoos imaanaya Mashruuca Taageerida Fursadaha ay wax ku baran karaan Caruurta Soomaaliyeed, ayaa waxaa ka faa’ideysan doono Caruur Soomaaliyeed oo u badan kuwa ku nool Kaamamka Barakacayaasha.

“Supporting opportunities for Somali Children to learn”

World 🌎 Refugee Day 20 June 2021.Maalinta Qaxootiga Aduunka.
20/06/2021

World 🌎 Refugee Day 20 June 2021.

Maalinta Qaxootiga Aduunka.

12/04/2021

Waxaan gar gaar binni'aadannimo oo ka kooban Bacaha roobka, Bustayaal, Agabka nadaafada iyo Jiirikaamanka biyaha lagu dhaansado gaarsiinay barakacayaasha ku dhaqan deegaanka Daaru Salaam.

12/04/2021

Agaasimaha Samafalka ee deegaanka Daaru Salaam Md. Liibaan Maxamed Cali oo ka hadlay deeq gar gaar ah oo ay Hay'adda FIIDKA Foundation gaarsiisay halkaas.

Address

Makka Al-Mukarrama
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FIIDKA Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to FIIDKA Foundation:

Share