04/04/2024
Dowladda Soomaaliya ayaa xiriirka u jartey, dowladda Ethiopia
1- Safiirka Itoobiya u fadhiya Somalia ayaa loo sheegay inuu ku baxo 72 saacadood gudahood
3- Qunsuliyadaha Itoobiya ee Hargeysa iyo Garoowe waa in lagu xiraa 7 maalmood
2- Safiirka Soomaaliya ayaa loogu yeeray inu dib ugu so laabto Muqdisho