Caawiye Q&A

Caawiye Q&A Caawiye waa mareegto iyo app la isku wedaarsado su'aalo aqooneed iyo Jawabaha kaas oo ku caawin doona

tasbiixso Adkarta subaxa iyo galabta ka baro 99ka magac ee allah iyo macnahooda.* Waxa uu leeyahay appkan astaamo la mid...
28/12/2023

tasbiixso Adkarta subaxa iyo galabta ka baro 99ka magac ee allah iyo macnahooda.

* Waxa uu leeyahay appkan astaamo la mid ah tan tirinta Tasbeexda dhabta ah.
* Waxa uu leeyahay appkan Adkaarta subaxa iyo galabta.
* Waxa uu leeyahay appkan 99ka magac ee allah iyo macnahooda.

99 Magac ee ALLE ama AsmaUlXusna waxay ka dhigan yihiin Magacyada ugu Quruxda badan (Allaah). "Allaah" waa magaca ugu sarreeya, rabbaaniga ah ee awoodda badan ee Alle SWT. Sagaalka iyo sagaashanka magac ee Alle waa sifada aAlle SWT. Waxaad ku baran doontaa mid kasta oo sharafta leh magaca ALLAH oo macneheedu yahay Afsoomali

App-ka waa sadaqo weligeed ah (Sadaqa Jariah). Markaa la wadaag app-kan asxaabtaada iyo xubnaha qoyskaaga..

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caawiye Q&A posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share