30/07/2026
๐๐จ๐ฆ๐๐๐ iyo Internet Society Somalia Chapter oo iskaashanaya waxay qabanayaan tababar cinwaankiisu yahay ๐๐๐ฏ๐ ๐๐๐: ๐๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐ง๐ ๐
๐ฎ๐ง๐๐๐ฆ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฌ maalinta Sabtida ee soo socoto saacadda marka ay tahay 4PM.
Halkan iska diiwaan geli: https://isocsomalia.zoom.us/meeting/register/SfxGy8PuRUC7HDcykW7xCw
Si aad u hesho faahfaahin dheeraad oo ku saabsan tababarka, booqo link-gan: https://events.somaliren.org.so/e/IPv6Training101_August