Soomaaliweyn

Soomaaliweyn Soomaaliya Soomaali baa leh Sareedo hadey ku waarto Haddii silic iyo dhib gaaro Samaanteed iyo xumaanteed Soomaaliya, Soomaali baa leh.

Soomaaliya Soomaali baa leh Ninkii kala saar lahow Ninkii kala sooc wadow Ninkii si xun u farakow Adeey talladii ku seegto Sidaad moodeysay mahee Warhooy Soomaaliya Soomaali ba leh Sareedo hadey ku waarto Haddii silic iyo dhib gaaro Samaanteed iyo xumaanteed Soomaaliya, Soomaali baa leh.

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soomaaliweyn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share