Galmudug veterinarian

Galmudug veterinarian Galmudug Veterinarians Practitioners And Environmental Care

“Waxaa socda olole ay dhaqaatirta xanaanada xoolaha ku gaareen deegaannada miyiga, iyaga oo xoolaha ka tallaalaya cudurr...
16/09/2025

“Waxaa socda olole ay dhaqaatirta xanaanada xoolaha ku gaareen deegaannada miyiga, iyaga oo xoolaha ka tallaalaya cudurrada jadeecada (PPR) iyo sambabka (CCPP).”

Dhaqaatirta xanaanada xoolaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowlada Galmudug ayaa  magaalada Caabudwaaq ...
15/09/2025

Dhaqaatirta xanaanada xoolaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowlada Galmudug ayaa magaalada Caabudwaaq iyo deegaanada ku dhowdhow kafuliyey ololayaal talaal xoolaad oo lagu bartilmaameedsaday cudurrada jadeecada xoolaha (PPR)] iyo sambabka (CCPP)], waxaana ka faa’iidaystay xoola dhaqatada deegaanka , taasoo larajaynayo inay door weyn ka qaadato ilaalinta caafimaadka xoolaha, yareynta khasaaraha dhaqaale, iyo xoojinta badbaadada cunnada iyo horumarka dhaqan-dhaqaale ee bulshada reer miyiga.

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug veterinarian posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Galmudug veterinarian:

Share