10/08/2025
Dalkeena waxaa keliya lagu beeraa badar noocyadiisu aaney badneyn. Halka Noocyada badarka labeerankaro ay aad ubalaaranyihiin. Waxana kamid ah noocyada badarka sida Qamadiga, Shaciirta, Galleyda, Yulaf'ka iyo dhammaan dalaqyada kaladuwan ee badarka si guud ah loo beerankaro.
Hadaba, Maxey Kulatahay Adiga?