17/04/2026
XALKA SAXDA AH EE GANACSIGAAG
EhantiPOS waa nidaam casri ah oo si fudud u maamulaya:-
1. Iibka maalinlaha
2. Tirada Macaamiisha
3. Faa'idada iyo qasaaraha
4. La socodka deeymaha
5. La socodka baqaarka
6. Report maalinle/asbuucle/bile
7. Macaamiisha aad alaabta ka soo gadato
8. Ku maamulida xarumaha kala duwan
Waa hal nidaam loo isticmaali karo noocyo kala duwan oo dugaamo ah sida pharmacy,carwooyinka iyo beauty salons iyo kuwa kale la mid ah.
Fadlan hadii aad xiiseeynayso soo dalbo.
Whatsapp : https://wa.me/+252612289073
www.dhistech.com