Sabaalo Developmen Org. SDO

Sabaalo Developmen Org. SDO environmental protection, development of livestock, poultry and agriculture

26/07/2025

🇸🇴 isbedelka Cimilada iyo Saamaynta Deegaanka

Sabaalo Developmen Org. SDO Waxaan dhammaanteen nalaga rabaa in aan iska kaashanno sidii aan u abuuri lahayn dhir badan ...
06/01/2025

Sabaalo Developmen Org. SDO
Waxaan dhammaanteen nalaga rabaa in aan iska kaashanno sidii aan u abuuri lahayn dhir badan deegaannadeenna iyo dalka oo dhan, si aan ugu hilino jiilka maanta nool iyo kuwa mustaqbalka dhalan doona.

Waxaa muhiim ah in aan noqono bulsho wadajir u qaadata go'aanno mas'uuliyad leh.

Haddii aan u istaagno in aan dhiraynno dalka oo dhan, waxaa suurtogal ah in aan natiijo wanaagsan ku gaarno waqti kooban.

29/12/2024

Green capital to have one house and one tree🌱🌱🌿

12/10/2024

Sabaalo Developmen Org. SDO

Dhirtu waa nolosheenna - kalabaydh, Bari🇸🇴
25/09/2024

Dhirtu waa nolosheenna - kalabaydh, Bari🇸🇴

Cajiib] Kaliya labo sano iyo isbedel muuqda, awoodu waa carrada iyo illaalinteeda. .Nagu caawi inaan qabano.1million.  S...
23/05/2024

Cajiib] Kaliya labo sano iyo isbedel muuqda, awoodu waa carrada iyo illaalinteeda. .

Nagu caawi inaan qabano.
1million.

Sabaalo Developmen Org. SDO

14/05/2024

Ilaalinta dhirtu waa quruxda deegaan

Ilaali deegaanka geed beer oo ha jarin geed nool.

Sabaalo Developmen Org. SDO

03/04/2024

Dhirtu waa quruxda deegaanka!

Address

Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sabaalo Developmen Org. SDO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share