Talo-wadaag Organization

Talo-wadaag Organization Ka MiD NoQo iSBeDeLKaaN HiiGSaNaYNo oo NaGu Soo biiR

Waa madasha daah furka xadhig kajarka ,Taalo loogu magac daray mujaahid abwaan jaamac  kadiye cilmi Aun  oo ku shahiiday...
13/12/2023

Waa madasha daah furka xadhig kajarka ,Taalo loogu magac daray mujaahid abwaan jaamac kadiye cilmi Aun oo ku shahiiday halgankii dadka deegaanku ku xoreysteen deegaankooda waxaa hirgaliyey taalada ururwaynaha Talo-wadaag Organization waxa si wadajira xadhiga uga jaray gudoomiyaha dagmada yagoori iidle xuseen iyo gudoomiyaha ururka TALO WADAAG Eng cabdi xakiin maxamed waxaan yaguna goobjoog ahaa dalada SKAYA ee deeganada mamulka SSC KHAATUMO ururkuna uu kamid yahay

17/11/2023
16/11/2023

Gobalkii cagaarnaa casuura

03/11/2023

Talad Degmad Yagoori oo logu magac Daraye Abwan jmc kadiye Ayaye dhagaxa dhigen Ururka Hori marinta Dagmad Yagoori ee Talo-wadag

Ururka dhalinyarada iyo horumarinta degmada yagoori iyo deegamada hoos yimaada ee Talo-wadaag Organization  oo kuguda ji...
01/11/2023

Ururka dhalinyarada iyo horumarinta degmada yagoori iyo deegamada hoos yimaada ee Talo-wadaag Organization oo kuguda jira sameyanta aargo cusub oo ka dhisayaan magaalda yagoori oo ka qayb qaadaneysa bilicda magaalda

Ururka Horimarinta Degmad Yagoori ee Talo-wadaG  oo ka so Muqadaye furimah h**e ee Dagalka ee ooG
30/10/2023

Ururka Horimarinta Degmad Yagoori ee Talo-wadaG oo ka so Muqadaye furimah h**e ee Dagalka ee ooG

Maanta ay taariikhdu tahay 2/10/2023 Ururka dhalin yarada Talo-wadaag Organization    ayaa dib u hagaajin ku sameeyay  s...
02/10/2023

Maanta ay taariikhdu tahay 2/10/2023 Ururka dhalin yarada Talo-wadaag Organization ayaa dib u hagaajin ku sameeyay street light degmada yagoori ururka dhalin yarada Talo_wadaag ayaa dib u bilaabay horumarinta iyo waxka qabadka degmada yagoori oo iskaa wax uqabso ay kaga shaqeyn jireen dhalinyarada ururka talo wadaag ururka ayaa sidoo kale soo dhaweynaya maamulka ssc khaatumo state of soomalia
Kala shaqeynay wixii horumar ah dib u dhiska dalka

HogaamiyeMaxaa lagu gartaa hogaamiyahaMahamed abdilaahi saleban hogaamiye lasoo tijaabiyey hogaan kiisa Waa hogaamiye bu...
07/12/2022

Hogaamiye
Maxaa lagu gartaa hogaamiyaha
Mahamed abdilaahi saleban hogaamiye lasoo tijaabiyey hogaan kiisa
Waa hogaamiye buuxa

05/12/2022
05/12/2022

Khudbadii labada mushraxa iyo balan qaadadoodii
Abdihakiin maxamed xasan
Maxamed abdilaahi saleban
Oo sidan udhignayd

Doorasho cod iyo qofa
02/12/2022

Doorasho cod iyo qofa

Address

Laascaanood
252

Opening Hours

09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Talo-wadaag Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share