Is-xilqaan Youth Development Organization

Is-xilqaan Youth Development Organization Pageka saxda ah ee Ururka Horumarinta Dhalinyarada Isxilqaan Ee D.Dabatag
Fadlan nagutaager Follow-da

Qoraal Soo-dhaweyn iyo CodsiUrurka Horumarinta Dhallinyarada Degmada Dabataag ee isxilqaan ah wuxuu si diirran u soo dha...
31/03/2026

Qoraal Soo-dhaweyn iyo Codsi

Ururka Horumarinta Dhallinyarada Degmada Dabataag ee isxilqaan ah wuxuu si diirran u soo dhaweynayaa warqadda iyo go’aannada ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta.

Ururku wuxuu aad u bogaadinayaa dadaallada lagu xoojinayo nidaamka, amniga, iyo horumarka guud ee deegaanka, gaar ahaan arrimaha la xiriira dejinta iyo maaraynta deegaanada.

Sidoo kale, ururka wuxuu si xushmad leh uga codsanayaa Dowladda iyo Wasaaradda in ay fiiro gaar ah u yeeshaan xaaladda kaamamka ku yaalla degmada, gaar ahaan:

Kaamka Maraalay

Kaamka Dhiyaca

Kaamka Khalaf Barkad

Iyo kaamamka kale ee lamidka ah

Kaamamkaasi waxay caqabad ku yihiin horumarka deegaanka, iyagoo saameyn taban ku leh:

Waxbarashada

Ganacsiga

Dhul daaqsimeedka

Intaa waxaa dheer, kaamamkaasi waxay qayb ka noqdeen dhibaatooyin bulsho oo ay ka mid yihiin dhaqan-xumo iyo isticmaalka mukhaadaraadka, iyadoo gaar ahaan Kaamka Maraalay uu noqday meel lagu kala wareejiyo mukhaadaraadka.

Ugu dambeyn, ururku wuxuu ku baaqayaa in tallaabooyin degdeg ah laga qaado arrimahaas si loo helo bulsho nabdoon oo horumar leh.

28/03/2026

Degmada Dabataag oo Allah swt raxmaadkiisa ugu deeqay.
Deegaanka mudooyinkii udambeysa abaaro xun ayaa ka jiray.

Allaah Mahad leh.

 :Ururka  Is-xilqaan Youth Development Organization  ee Degmada Dabataag  "ayaa maalintii labaad ka qayb qaadanaya shirw...
28/12/2025

:Ururka Is-xilqaan Youth Development Organization ee Degmada Dabataag "ayaa maalintii labaad ka qayb qaadanaya shirweynaha Dhalinyarada Waqooyi Bari, kaas oo shalay si rasmi ah uga furmay caasimadda Maamulka WBS ee Laascaanood.

Shirweynahan ayaa waxaa ka soo qayb galay in ka badan 27 urur oo dhalinyaro ah, kuwaas oo ka kala yimid guud ahaan deegaannada Waqooyi Bari somalia

Ujeeddada shirkan ayaa ah in diiradda la saaro doorka muhiimka ah ee dhalinyaradu ku leeyihiin horumarka bulshada, nabadeynta,isku tashiga bulshada,iyo ka qayb-qaadashada geeddi-socodka horumarinta deegaannada Waqooyi Bari.

Dalladda Dhalinyarada Waqooyi Bari eeDervish Youth Representative Umbrella ayaa kulan Heersare ah La Yeeshay dhallinyara...
24/12/2025

Dalladda Dhalinyarada Waqooyi Bari ee
Dervish Youth Representative Umbrella ayaa kulan Heersare ah La Yeeshay dhallinyarada Waqooyi Bari ee Qurbaha ka yimi Laascaanood ku soo Laabtay

22/09/2025

Muwaadin is diwaangeli si aad dalkaaga iyo dadkaaga ugu hiilisid.
Dervish Youth Representative Umbrella

04/09/2025

Dabataag Primary and intermediate School

Sannad guuro wacan.
12/01/2025

Sannad guuro wacan.

09/01/2025
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi RaajicuunUrurka Dhallinyarada Isxilqaan ee Degmada Dabataag waxa uu tacsi tiiraanyo leh u...
25/10/2024

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Ururka Dhallinyarada Isxilqaan ee Degmada Dabataag waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan bulshada reer Dabataageed, gaar ahaan ehelka iyo qoyska uu ka baxay Allah ha u naxariistee Jaamac Faarax Jaamac (Jama Gaaciye), oo ahaa afhayeenka ururka Isxilqaan Youth Development Organization.

Waxaanu ka tacsiyadeynaynaa dhammaan ehelka, qaraabada, xaaskiisii, iyo carruurtiisaba, waxaanan Allah uga baryeynaa inuu marxuumka u naxariisto, su'aasha qabrigana u fududeeyo, jannadana ka waraabiyo. Sidoo kale, waxaanu eheladiisa iyo qaraabadiisaba Allah uga baryeynaa samir iyo iimaan.

Aamiin Aamiin

05/10/2024

With Dervish Youth Representative Umbrella – I just got recognized as one of their top fans!

05/10/2024

Muuqaal Tababarkii dhallinyarada Is-xilqaan Youth Development Organization

Ururka Horumarinta Dhallinyarada Is-xilqaan.Ayaa kamid ahaa ururadii dhawaan tababarku ugusoo xidhmay Caasimadda Laas An...
01/10/2024

Ururka Horumarinta Dhallinyarada Is-xilqaan.

Ayaa kamid ahaa ururadii dhawaan tababarku ugusoo xidhmay Caasimadda Laas Anood tababarkaaso ay bixinayeen.
Dervish Youth Representative Umbrella iyo dhigeeda

Xubnaha ka socday ururka is-xilqaan ayaa dhawaan uga faa'iideynaya aqoontii & xirfaddii ay soo siyaadsaeen iyagoo deegaankii & bulshadii ay matalayeen dib ugu laaban doona.

Address

Bishacas
Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Is-xilqaan Youth Development Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Is-xilqaan Youth Development Organization:

Share