midowga dhalanyarada besha dhalxe kismayo

midowga dhalanyarada besha dhalxe kismayo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from midowga dhalanyarada besha dhalxe kismayo, Nonprofit Organization, kismayo, Kismayo.

Hampalyo hamplayo hamplayo Tariqdu shalay markay 20/9/2024 waxa magalda kismayo ka qabsoomay dorasahdii sanad laha eheed...
21/09/2024

Hampalyo hamplayo hamplayo
Tariqdu shalay markay 20/9/2024 waxa magalda kismayo ka qabsoomay dorasahdii sanad laha eheed ee gudunka sare ee dhalanyarada besha dhalxe Amaanreere ee magalada kismayo
Doorashadi gadomiyonimo ee guduunka sare waxa ku guulaystay

Gadomiye. Siyaad Ali yare
G/ku xigeen ka. A/fitah mohamed hassan

Dorashadii oo u dhacdy si xor iyo xalal ah
Insha Allah waxan lenahay gudoonka sare inuu illahay xilka culus aad qabteen ha idina la garab galo

Wa bilahi towfiiq

Maanto Ah  27/feb/2024 Waxaa kulan qurux badan yeeshay Gudiga dhalinyarada besha iyo Waziir ●Ahmed Hassan Omar● kulankaa...
28/02/2024

Maanto Ah 27/feb/2024 Waxaa kulan qurux badan yeeshay Gudiga dhalinyarada besha iyo Waziir ●Ahmed Hassan Omar● kulankaan oo in mudo ahba la sugaayay ayaa maanta ka qabsoomay Xafiska wazir Ahmed Saacid Hassan Omar sidokale waxaa kulanka nagala qeyb galay wllken ●Qamboor Ali●

Kulanka ayaa ah marka kowaad mid isbarasho ah intaas kadibna ay gudiga ubandhigeen waziirka shaqadii so socotay mudo sanad ah. Waziir Ahmed Aya so dhaweeyey gudiga dhalinyarada una sheegay inu aad ugu faraxsanyahy la kulanka dhalinyarada besha talxa ee magalada kismayo.

Waziir Ahmed Saacid Aya usheegay gudiga dhalinyarada in isaga qudhiisaba yahay Xubin kamid ah dhalinyarada diyaarna uyahay inu garab istaagi doono dhalinyarada waxii ay kaga baahdan Fakir ahaan iyo wax qabadba.

Kulanka ayaa kuso idlaaday Jawi qurxoon sidokale waziir ●Ahmed Saacid Hassan omar● aya dhalinyarada usheegay kula dardaarmay in ay la yimaadan Firfircooni,waxqabad tayaysan,Hormarna laga sameeyo dhanka waxbarashada,in la xoojiyo midnimada,in la noqdo Dhalinyaro soo jeeda oo wax la qaybsan kara bulshada ay ku dhax nool yihiin noqdaana kuwa firfircoon oo Besha indho unoqda.

Waxaana halkas kasi socon doono Kulamo badan oo udhaxeeyn doono waziir Ahmed saacid iyo Gudiga dhalinyarada besha talxa ee magalada kismayo.

14/10/2023
Bismilah:Maanta oo ay tarikhdu tahay 13/10/2023 ayaa waxaa ay dhalinyarada besha talxe ee magalada kismaayo ku qabteen s...
13/10/2023

Bismilah:

Maanta oo ay tarikhdu tahay 13/10/2023 ayaa waxaa ay dhalinyarada besha talxe ee magalada kismaayo ku qabteen shirkii 3biloodlaha aha ee dhax maray Gudiga golaha sare iyo Ururka dhalinyarada besha talxa Amaanreer shirkas oo kusaabsana iskuxirka iyo Midnimada dhalinyarada Besha talxa amaanrer.

QODOBADA SHIRKA KASOO BAXAY WAXAA KAMID AH.

1:XOOJINTA MIDNIMADA GUUD EE DHALINYARADA BESHA✅️
2:HELIDA SANDUUQ DHAQAALE✅️
3:KOR UQAADISTA WADASHAQAYNTA GUUD EE DHALINYARADA BESHA✅️
4:KU DHAQANKA SHARUUCDA QORAN EE GUDIGA GOLAHA SARE IYO URURKA DHALINYARADA ✅️
5:ISKUXIRKA GUUD EE DHALINYARADA IYO SIYAASINTA BESHA EE STATE-KA IYO FADERALKA✅️
6:TAAKULEYNTA BULSHADEENA DANTA YAR ✅️
7:RAADINTA IYO HALITAANKA XAQUUQAHA MAQAN EE MAMULKA JUBALAND IYO FADERALKA SOMALIA✅️

W/Q:Sallah farah

Address

Kismayo
Kismayo

Telephone

+252617523666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when midowga dhalanyarada besha dhalxe kismayo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share